Tag: Geeri

Akhriso: Taariikh Nololeedka Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Marxuum C/raxmaan Jibriil

Waxaa maanta magaalada Dubai ku geeriyooday C/raxmaa Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirkii dastuurka xukuumadda Soomaaliya, kadib xanuun qabtay xilli uu Imaaraadka u...

Madaxweynaha, Ra’iisal Wasaaraha & Guddoomiyeyaasha labada Aqal oo Tacsi u diray Wasiir Xoosh

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa tacsi u diray Wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaalla...

God-key Geeyeen iyada iyo Gabankeedii..! [Qormo]

Sanooyinkaan dambe waxaa soo badanayay in Qaraxyo lala beegsado goobaha Dadka rayidka ah ku badanyihiin sida Maqaayadaha, Hoteelada, Waddooyinka iyo goobaha ganacsiga, waxaana ugu...

Hooyo Soomaaliyeed & Wiil ay dhashay oo ka mid noqday Dadkii ku dhintay Qaraxii...

Dhacdooyinka xanuunka leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow Muqdisho Mall, degmada Xamarweyne...

Abwaan caan ka ahaa degaanada Soomaalida oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka India

Abwaan C/llaahi Xersi Baarleex oo ka mida hal-abuurka iyo suugaanleyda Soomaliyeed ayaa maanta ku geeriyooday dalka India. Abwaanka oo muddo ku xanuunsanayey magaalada Hargeysa ayaa...

Dhaqtar Caan ka ahaa Soomaaliya oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof. Salah C/llaahi Cumar oo ahaa dhaqtar caan ka ahaa Soomaaliya. Dr. Saalax ayaa ahaa dhaqtar ku...

Warbixin ku saabsan Haweeney Sun ay Cabtay ugu geeriyootay Muqdisho {Akhriso Xaqiiqada}

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Haweeney la sheegay inay Sun cabtay oo ay is dishay, taasoo naxdin weyn ka dhalisay xaafadda Jungal ee...

Wasiir ku xigeen ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Caawa Magaalada ku geeriyooday Siciid Xaashi Tooxow oo ahaa Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Ganacsiga maamulka Hirshabeelle. Geerida wasiirka...

Gabar Weriye Caan ahayd oo ku geeriyootay dalka Turkiga & Wararkii ugu danbeeyay

Waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay goor dhoweyd Weriye Hani Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd saxafiyiinta ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ee ka tirsaneyd Telefishanka...

Mid ka mida Diblomaasiyiintii ugu Caansanaa Soomaalida oo Geeriyooday [Akhriso Taariikhdiisa]

Mid ka mida Diblomaasiyiintii ugu waaweyneyd Soomaaliya ayaa ku geeriyooday 13 Maajo, 2018 ku geeriyooday magaalada New york, isagoo Soomaaliya u soo qabtay xilal waaweyn,...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu caawa ku geeriyooday Muqdisho. Xildhibaan Khaliif Sheekh C/llaahi (Khaliif Duurey) ayaa ku...

Fanaannadii caanka ahayd ee Sahra Axmed oo ku geeriyootay Magaalada Hargeysa

Fannaanada caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa. Fanaannada Sahra Axmed Jaamac ayaa maalmihii ku xanuunsaneysay Isbitaal ku yaalla...

Gabadhii xanuunsaneyd ee Iimaan C/raxmaan oo ku Geeriyootay Jabuuti & Farriin ka timid Qoyskeeda

Gabadhii Soomaaliyeed ee la xanuunsaneyd cudurka Kansarka oo umadda Soomaaliyeed ay u gurmatay ayaa geeriyootay xilli loo duuliyey dalka Turkiga si loogu daweeyo. Gabadhan Iimaan...

Naxdin ka dhalatay Aabe & Afar Caruur ah oo ku dhintay Daawo Dhireed ay...

Qoys ka kooban aabe iyo 4 kamida caruurtiisa ayaa ku sumoobay Daawo Dhireed ay cabeen, waxaana faahfahin dheeraad ah kasoo baxeysaa xaalada qoyskaasi dhibaatadu...

DEGDEG: Fannaanad Caan ka ahayd Soomaaliya oo ku geeriyootay dalka Canada

Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweyd ku geeriyooday dalka  Canada ee Waqooyiga America fannanadii caanka ahayd ee Khadiijo Cabdullaahi Daleys. Geerida Daleys waxaa xaqiijiyey xubno ka...

Taliyihii Ciidamada Taraafikada Soomaaliyeed oo ku Geeriyooday magaalada Muqdisho

Taliyihii Ciidanka Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada Cali Maxamuud Cali (Shariif) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa  ayaa la sheegay inuu dhowaanahan xanuunsanaa, iyadoo...

Fanaanadii Umu-shariif oo si lama filaan ah ugu geeriyootay Magaalada Muqdisho

Fanaanadii dada’ yareyd ee  Ummu-shariif Axmed oo  ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa xalay  si lama filaan ay ugu geeriyootay magaalada Muqdisho. Agaasimaha fanaaniinta Waaberi Maxamed Xasan...
error: Content is protected !!