Tag: Germany

Germany oo 8 Milyan Euro ku taageeraya Booliska Dowladda Soomaaliya & Dowlad Goboleedyada

Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqay 8 Milyan oo EURO oo ay ku biirineyso taageerada Midowga Yurub ee Booliska Soomaaliya. Dhaqaalahan ayaa la sii marin doonaa...

XOG: Xiriirka Dowladda Somalia & Dalalka Midowga Yurub oo sii xumaanaya [Akhri sababta]

Wixii ka danbeeyay markii dowladda Somalia ay dalkeeda ka ceyrisay Wakiilkii Q/Midoobay Noicholas Haysom, waxaa sii xumaaday xiriirka dalalka Midowga Yurub iyo dowladda Somalia. Waxaa...

Dowladda Germany oo shaacisay inay 100 Milyan oo Doolar ugu deeqday Soomaaliya (Sawirro)

Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday inay lacag deeq ah oo dhan 100 Milyan Doolar siineyso Soomaaliya, sida ay shaacisay safiirada Germany ee Soomaaliya. Safiiradda cusub...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka. Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska Aline Kuster-Menager ayaa...

Madaxweyne Erdogan oo Masjidka ugu weyn Qaaradda Yurub ka furay Dalka Germany [Sawirro]

Madaxweynaha Turkiga Rayyip Erdogan ayaa maanta magaalada Cologne ee dalka Jarmalka ka furay mid ka mid ah masaajidada ugu weyn qaaradda yurub. Furitaanka masaajidkan ayaa...

Nin Toorey ku weeraray Rakaab Saarnaa Bas magaalo ku taalla waqooyiga Jarmalka [Sawirro]

Nin ayaa middi ku weeraray dad saarnaa bas, magaalada ku taalla waqooyiga Jarmalka ee Luebeck, isagoo dhaawacay 14 qof oo 2 ka mid ah...

DEGDEG: Xulka Jarmalka oo si lama filaan ah looga reebay Koobka Adduunka ee K/Cagta

Xulka Jarmalka oo ahaa xulkii heystay Koobka Adduunka K/cagta ayaa si lama filaan ah looga reebay tartanka ugu xiisaha badan caalamka ee ka socda...

SAWIRRO: Qarax xoog leh oo ka dhacay Magaalo ku taalla dalka Jarmalka & Qasaare...

Qarax ka dhacay dhisme ku yaalla magaalada Galbeedka dalkaasi ku taalla ee Wuppertal, waxaana uu geystay qasaare kala duwan iyo burbur xoog leh. Qaraxa ayaa la...

German authorities charge suspected al-Shabab member

German authorities have charged a Somali man who allegedly was a member of the foreign extremist group al-Shabab and is accused of attempted murder and assistance...

AKHRISO: Afar Arrimood oo ku saabsan Kalkaalisadii Jarmalka ee Muqdisho lagu afduubay

Ilaalo u shaqaynaysay laanqayrta cas ee caalamiga ayaa ku lug yeelatay afduubka kalkaaliso jarmal ah oo hay'adda uga shaqaynaysay Muqdisho sida ay dawladda Soomaaliya...

XOG ku saabsan Kalkaalisada Jarmalka ah ee Muqdisho lagu afduubtay & Wararkii ugu danbeeyay...

Haweeney u dhalatay Jarmalka oo ah kalkaaliso caafimaad oo u shaqeyneysay Hay'adda ICRC, lagna afduubtay xarunta ururkaasi ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad laga...

Dad lagu dilay Weerar loo adeegsaday Gaari la jiirsiiyey Magaalo ku taalla Dalka...

Booliiska Jarmalka ayaa sheegay in gaari la jiirsiiyay goob ay dad badan ku sugnaayeen oo ku taalla waqooyi galbeed magaalada Muenster, halkaasi oo ay...

Dowladda Jarmalka oo Malaayiin Doolar ugu deeqday Mashaariic laga fulinayo Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Waxaa magaalada Muqdisho maanta laga furay wejiga koowaad ee Mashruuc dib loogu dhisayo magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay fulineyso dowladda Jarmalka. Mashurucan ayaa...

Orodyahanka Mo Faarax oo Askari Jarmal ah si xun ula dhaqmay Garoon ku yaalla...

Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ee dalka Ingiriiska uga qeyb gala ciyaaraha orodada ayaa sheegay in ilaalada garoon ku yaala magaalada Munich, dalka...

Dowladda Jarmalka oo shaacisay inay Soomaaliya kala baxeyso Saraakiishii Tababareyaasha ciidamada

Dowladda Jarmalka ayaa shaacisay inay Soomaaliya kala baxeyso tababareyal ciidan oo ka joogay Soomaaliya, kana mid ahaa howgalka Midowga Yurub ee Somaaliya. Saxaafadda Jarmalka ayaa...

Germany Contributes EUR 25.6 Million Towards Urban Resilience in Somalia

MOGADISHU, January 23, 2018— The German Government announced its commitment of EUR 23.4 million to support infrastructure work in Somalia. Channeled through the World...

Xiriirka Sacuudiga & Jarmalka oo xumaaday & Safiirkii Sacuudiga oo dib loogu yeeray

Xiriirka Jarmalka iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa xumaaday kadib markii hadallo uu jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka ay ka careysiiyeen Sacuudiga. Dowladda Sacuudiga ayaa qaaday tallaabo...

Haweeneyda Angela Merkel oo markii afraad ku guuleystay Doorashada Dalka Germany

Hogaamiyaha Jarmalka Haweeneyda Angela Merkel ayaa markii afraad ku guuleysatay doorashada guud ee dalka Jarmalka. Doorashadii maanta ka dhacay guud ahaan dalka Germany ayaa isbaheysiga qunyar...

Dalxiisayaal Jarmal ah oo lagu dilay Weerar Mindi oo ka dhacay Masar

Nin ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday dalxiisayaal ku sugnaa magaalada xeebta Badda Cas ku taalla ee Al-Qardaqah. Laba qof oo dalxiisayaal ah una dhashay dalka...

Diyaarad degdeg loo dejiyay kadib sheeko dhex martay rakaab saarnaa [Akhriso]

Diyaarad kasoo duushay dalka Slovenia kuna socotay UK ayaa si degdeg ah loo dejiyay, ka dib markii duuliyaha loo sheegay in rag saarnaa ay...
error: Content is protected !!