Thursday, January 21, 2021

GOLAHA WASIIRADA CUSUB

Maxay isku seegeen Wasiir Maareeye iyo Madaxweyne Farmaajo..? (Qaabkii looga reebay Golaha Wasiirada)

Wasiirada sida lama filaanka ah laga reebay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa ka mida Wasiirkii Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye...

Wasiirada magacaaban oo bilaabay olole ay Cod ku raadsanayaan iyo Xildhibaan Maareeye oo taageeray…

Waxaa socda dadaal ay wadaan wasiirada cusub ee la magacaabay, iyadoo raadinaya sidii ay kalsooni uga heli lahaayeen Baarlamaanka Federaalka. Wasiirka cusub ee Cadaaladda ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka u diray Dalab ku saabsan Golaha Wasiirada cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u diray Baaq ku saabsan ansixinta Golaha Wasiirada cusub ee uu soo dhisay Ra'iisal wasaare Maxamed...

AKHRISO: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Rooble

Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa lagu dhawaaqay, kadib muddo laga sugayey Ra'iisal wasaaraha cusub. Golaha Wasiirada cusub ee uu soo...

DEGDEG: Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya oo lagu dhawaaqayo

Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqayo xubnaha cusub e Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa...

XOG: Wasiirada Saaxiibada la ah Madaxweyne Farmaajo ee kusoo laaban doona Xukuumadda cusub

Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga sugayaa inuu soo dhiso Gole wasiiro cusub, iyadoo ay soo baxayaan xog ku saabsan...

XOG: Wasiiradii muhiimka ka ahaa Xukuumadii Kheyre ee xilalkooda weyn doona iyo sabahaha keenay

Iyadoo lagu guda jiro dhismaha Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya xog ku saabsan wasiirada aan rajada ka lahayn ...

Ra’iisal wasaare Rooble oo bilaabay la-tashiyada magacaabidda Golaha Wasiirada (Wasiirada dib u soo laabanaya)

Waxaa la filayaa inuu Ra'isal wasaare cusub dib u magacaabo tiro badan oo ka mida Golihii Wasiirada xukuumadii Xasan Cali Kheyre Ra'iisal wasaaraha cusub Maxamed...

WAR CUSUB oo ku soo kordhay magacaabidda Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Kheyre

War cusub ayaa ku soo kordhay xilliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya. Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dhowaan soo gabagabeeyay la-tashiyadii...

Wararkii ugu danbeeyay ee magacaabista Golaha Wasiirada cusub & xaalad ku soo korortay

Wararka laga helayo xafiiska Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in la-tashiyo dheeraad ah ay socdaan oo ku saabsan dhameystirka liiska Golaha Wasiisrada. Ra'iisal wasaare Xasan...

XOG CUSUB: Golaha wasiirada cusub oo hortegaya Baarlamaanka iyo codadka ay ka heystaan xildhibaanada

Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Cumar C/rashiid ayaa soo gabagabeeyay olole cod raadis ay oo ay ugu jireen sidii ay codka kalsooni uga helo...

Xubnaha Golaha wasiirada cusub oo olole cod raadis ah ka dhex bilaabay xildhibaanada Baarlamaanka

Xubnaha ka mida Golaha wasiirada cusub ee Ra'iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa wada olole ay cod ugu raadinayaan xukuumadii saddexaad ee ugu danbeysay kadib...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!