Tag: hanti dhowrka

Hanti dhowrka Guud: Lacag ka badan 18 Milyan Dollar ayaa ka maqan Deeqihii la...

Hanti dhowrka guud ee Qaranka Maxamud Maxamud Cali ayaa soo saaray Warbixintii ugu cusleyd uguna dhammeystirneyd ee ku saabasan isticmaalka Miisaaiyadda dowladda...

XOG: Hanti- dhowrka oo xirtay Xafiiskii Maaliyadda Hay’adda NISA & Baaritaanka culus oo ku...

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa xirtay xafiiska Maaliyadda Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA, kadib baaritaan ku socda Hay'adda.

XOG: Hanti-dhowrka Guud oo Dacwad ku soo oogay Ku-xigeenkiisa & Shaqaalihii Hay’adda

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Maxamed Cali Afgooye  ayaa dacwad ku soo oogay ku xigeenkiisa iyo qaar ka mida shaqaalihii Hay'adda, iyadoo wada shaqeyn...

Hanti dhowrka oo jawaab ka bixiyey Warbixintii Guddiga Barlamanka ee musuqa Dowladda [Akhriso]

Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa ka jawaabay Qoraalkii Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka Baarlamaanka uu u jeediyay Wasaaradda maaliyadda...

Shariciga Hanti-dhowrka Guud oo doodiisa la soo xiray & xilliga Codka loo qaadayo oo...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Hindise sharciyeedkan ayaa soo...

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Jawaab culus u diray Madaxda Maamul Goboleedyada [War-saxaafadeed]

Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa jawaab culus ka bixiyey  eedeymihii ay u soo jeediyeen madaxda Maamul Goboleedyada ee dhowaan ku shiray magaalada...

Hanti dhowrka Guud oo sheegay in baaritaan la gaarsiinayo Xafiisyada Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha

Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) oo uga warbixiyey...

AKHRISO: Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo si kulul u beenisay Eedaha loo jeediyay Wasiir ku...

Wasaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo War kasoo saartay eedeynta musuqmaasuqa ee loo jeediyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi ayaa si weyn loogu cambaareeyay falka ay...

Hanti dhowrihii xilka laga qaaday: “5 Milyan ayaa ku jirtay Khasnada Dowladda markii Farmajo...

Hanti-dhowrihii hore xilka laga casilay Nuur Faarax Jimcaale kadib markii ilaaladiisa ay dileen wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya ayaa saxaafadda kasoo muuqday isagoo u...

Hanti dhowrka cusub ee Xukuumada oo si lama filaan ah xilkii loogu wareejiyay [Sidee...

Hanti dhowrka cusub ee xukuumadda Soomaaliya ay soo xushay Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye)  ayaa maanta xilkii lagu wareejiyay. Xil wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul...

DEGDEG: Golaha Wasiirada oo ku dhawaaqay Hanti dhowraha guud ee cusub

Kulankii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu magacaabay Hanti dhowraha guud ee Qaranka. Golah Wasiirada ayaa hanti dhowraha cusub u magacaabay  Maxamed Cali Afgooye,...

Hanti-dhowrihii xilka laga qaaday oo Dacwad ku soo oogaya Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha

Hanti-dhowraha xilka laga qaaday Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay inuu diyaarinayo dacwad ka dhan ah madaxweynaha iyo Ra'iisal wasaaraha. Wuxuu ku eedeeyey Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo...

Xukuumadda Soomaaliya oo xil wareejin ku sameysay Hanti-dhowrihii hore Nuur Faarax

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday xil wareejin ay ku sameysay hantidhowrihii dhowaan ay xilka ka qaadeen golaha wasiirada iyo madaxweynaha. Munaasbad ka dhacday Muqdisho ayaa xilkii...

XOG: Muxuu Madaxweynihii hore Xasan Sheekh u diiday saxiixa magacaabidda Hanti-dhowraha Nuur Faarax..?

Kadib muranka ka dhashay hanti-dhowraha Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in magacaabida hanti dhowrka aanu ansixin madaxweynihii hore ee...

Xildhibaan Jeesow: “Gole Wasiiro iyo Madaxweyne xil kama qaadi karaan Hanti-dhowraha..”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid xil ka qaadista ay Golaha wasiirad iyo madaxweynaha ku sameeyeen Hanti...

Hanti-dhowrka oo ka hor yimid heshiiskii looga saaray Xabsi Gurigii Madaxtooyada

Hanti-Dhowrkii Guud ee  xilka laga qaaday Nuur Faarax Jimcaale ayaa laga saaray xabsi gurigii uu ku jiray. Hanti dhowrka ayaa dib u helay xoriyad kadib...

WAR CUSUB: Kiiskii dilka Wasiir Siraaji & Dacwadda Hanti dhowrka oo heshiis laga gaarayo

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis xeerjajab ah laga gaaray falkii lagu dilay wasiirkii howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya. Xildhibaanada kasoo kala jeeda...

Maxaa ka jira in Wasiir Yuusuf Garaad laga saaray shirkii Golaha Wasiirada ee xilka...

Warar kala duwan ayaa laga baahiyay in wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya laga saaray shirkii golaha wasiirada Soomaaliya ee habeenkii Khamiista. Waxaa la faafiyay in shirka...

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Kheyre oo diiday culeys uga yimid Beesha H/Gidir

Xildhibaanada laba gole ee Beesha H/Gidir ayaa wada olole ay culeys ku saarayaan dowladda Somaaliya kadib xiisad ka dhalatay laba kiis oo ay ku...

Askariga ilaalada Hanti dhowrka ee loo heysto dilka Wasiir Cabbaas oo Kiis kale lagu...

Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska dilka wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji iyo ninka loo heysto inuu geystay dilka. Ilaalada hanti...
error: Content is protected !!