Hargeysa
Bulshada
Booliska Somaliland oo Xiray Haweeney tacadi kula kacday gabar u shaqeyneysay iyo shaqo la siiyey gabadhii
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Booliska magaaladaasi ay xabsiga dhigeen haweeney baraha bulshada ku faafisay muuqaal gabar u shaqeysa oo si...
Somali
Maamulka Somaliland oo si lama filaan ah Xabsiga uga sii daayey Milkiilihii Astaan TV
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Milkiilihii Astaan TV laga sii daayay Xabsiga magaalada Hargeysa.
Cabdi-Manaan Yuusuf ayey maxkamadda Gobolka Hargeysa ku xukuntay...
Somali
Maamulka Somaliland oo Musharax Mustaf Dhuxulow kasoo tarxiilay magaalada Hargeysa
Maamulka Somaliland ayaa Xildhibaan Murashax Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow saaka kasoo tarxiiay magaalada Hargeysa, kadib markii ay shalay xayireen.
Ciidamada Amniga Somaliland oo ka...
Somaliland
Xildhibaan iyo Musharax Madaxweyne oo la sheegay in lagu xiray Garoonka Magaalada Hargeysa..
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Garoonka Hargeysa lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali...
Somaliland
Ciyaar magaalada Hargeysa ku dhex martay laba kooxood oo dhalisay shaqaaqo & Askar lagu dhaawacay..
Shaqaaqooyin ka dhacay ciyaar Kubadda Cagta ah oo magaalada Hargeysa ku ddex martay ayaa dhalisay dhaawacyo iyo rabshado xoog leh oo hareeyay magaalada.
Ciyaartii galabta...
BREAKING NEWS
Maxkamad ku taalla Hargeysa oo Xabsi, Ganaax iyo xiris Ganacsi ku xukuntay milkiilihii Astaan TV
Wararka laga helao magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamadda magaaladaasi iyo Gobolka Maroodi-jeex ay xukun adag ku riday ganacsadaha iyo milkiilaha Astaan TV C/manaan...
Somaliland
Duuliyihii diiday inuu Duqeeyo oo lagu maamuusay Magaalada Hargeysa (Dhalasho iyo Dhul laga siiyey Somaliland)
Duuliye Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo xilligii dowladii Milateriga diiday inuu magaalada Hargeysa ku duqeeyo diyaarad dagaal oo uu waday ayaa lagu maasuusay...
Somaliland
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore oo ka baxay Baarlamanka Somalia kuna laabtay Hargeysa (Akhriso Cafiska Muuse Biixi)
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ra'iisalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya xildhibaan Maxamed Cumar Carte uu dib ugu laabtay magaalada Hargeysa...
Bulshada
Maxkamadda Hargeysa oo amartay in Bilaal Bulshaawi degdeg looga masaafuriyo Somaliland
Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa mar kale saaka la soo taagay Bilaal Bulshaawi oo ah wiil caan ka ahaa baraha bulshada oo...
Somaliland
Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad oo Maamulka Somaliland ka dlbaday Raaligelin iyo ogolaasho
Nabaddoonka Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa faahfaahin ka bixiyey fal lagula kacay oo looga hor istaagay inay tagaan magaalada Hargeysa oo shalay ay...
Somaliland
Somaliland oo odayaal ka tirsan Beesha Hawiye ka hor istaagtay inay tagaan magaalada Hargeysa
Somaliland aya hor istaagtay odayaal ka socday Beesha Hawiye oo maanta tegi lahaa magaalada Hargeysa, markii ay amar siiyeen diyaaradii ka qaadi lahayd Garoonka...
Somaliland
Somaliland oo Milkiilaha Astaan TV kusoo eedeysay inuu la shaqeeyo Agaasimaha Sirdoonka Somalia
Waxaa maanta Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee Hargeysa markii ugu horeysay lasoo taagay Milkiilaha Astaan TV C/mannaan Yuusuf Maxamed oo ku dhowaad 40 maalmood ku...