Tag: Hiiraan

Alshabab oo soo bandhigtay 86 Oday oo cafis u doontay, kana yimid Hirshabelle &...

Alshabaab ayaa soo bandhigtay qeybtii koowaad ee Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaalida ee ku sugan Hirshabeelle, kuwaasoo ka faa'iideystay cafiskii Alshabaab ay ku...

Wasiir Goodax & xildhibaanno kasoo jeeda Hiiraan oo Beledweyne u tegay xalinta khilaafka ka...

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Yuusuf Dabageed: “Ciidamada AMISOM & Itoobiya in la igu soo weeraro oo la...

Guddoomiyihii xilka laag qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay inuu ka badbaaday dil qorsheysan oo loo abaabulay, markii...
Ciidamada Liyuu Boolis oo dad kale oo shacab ah ku laayay Dacdheer

Maleeshiyada Macawisleyda Hiiraan oo sheegay inay dileen Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsanaa Alshabaab

Maleeshiyada is abaabushay ee Gobolka Hiiraan ee loo yaqaan Macawisleyda ayaa degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan dagaal kula galay Alshabaab, iyagoo guulo...

Askar loo xiray Dilkii taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan & Maxkamad lasoo taagayo.

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qaar ka mida askar lagu tuhunsan yahay dilka taliyihii ciidamada booliska...
Maxamed Cabdi Waare

Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Beledweyne (Sidee ku tegay, halkeese uga sugan...

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta degdeg ugu laabtay magaalada Beledweyne, isagoo ka yimid dalka Kenya ayaa caawa Shir jaraa'id...

Hirshabeelle oo soo saartay Amar lagu soo xirayo Yuusuf Dabageed & Xiisad ka taagan...

Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ciidamo...

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal ka dhacay Kala-beyr, Beledweyne.

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee duleedka...

DEGDEG: Dagaal ka Qarxay duleedka magaalada Beledweyne & Sarkaal lagu dilay…

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu dagaal ka qarxay degaanka kala-beyr ee duleedka magaalada Beledweyne, Xarunta Gobolka Hiiraan.

Yuusuf Dabageed oo Go’aan Cusub kasoo saaray xil ka qaadista Madaxweynaha Hirshabeelle.

Gudoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa go'aan cusub...

Ciidamo taabacsan Yuusuf Dabageed oo la wareegay qeybo ka mida magaalada Beledweyne & Maamulkii…

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Yuusuf Axmed...

Yuusuf Dabageed oo diiday xil ka qaadis lagu sameeyay & Xiisad ka tagaan Magaalada...

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), kadib markii uu...

Yuusuf Dabageed oo Afka furtay, Eedeyn culusna u jeediyey Madaxweynaha Hirshabelle.. [Daawo Farriin...

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa afka furtay, isgoo si kulul ugu eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare hoggaan xumo,...

Liyuu Boolis oo Afduub iyo Dhac Gaadiid ka geystay degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan...

Waarka laga helayo Gobolka Hiiraan ee bartamaha Somalia ayaa sheegaya in Ciidamada Liyuu Booliska Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay afduub iyo dhac...

Xasan Sheekh Maxamuud oo hoygiisa Magaalada Beledweyne ugu tegay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif [Sawirro]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalad Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Hoygiisa maanta ugu tegay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Xasan...

Sidee Xildhibaan Xasan Sheekh loogu soo dhoweeyay Magaalada Beledweyne..? [DAAWO SAWIRRO]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Xildhibaan Xasan Sheekh aya sheega inuu socdaal shaqo...

Madaxweynihii hore xildhiban Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Beledweyne [Sawirro]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Xildhibaan Xasan Sheekh oo...

Diyaaradaha Mareykanka oo duleedka Beledweyne ku dilay in ka badan 20 Maleeshiyo Alshabaab ah

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa sheegay in 24 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday maalintii Arbacada tuulada Shabeelley oo...

Alshabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday Kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Maleeshiyada Alshabaab ayaa jidka...

Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Hiiraan & Xoghayihii Magaalada Beledweyne oo xilalkii laga qaaday

Maamluka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenada Gobolka Hiiraan iyo xoghayeyaasha Gobolka iyo degmada Beledweyne. Wareegto kasoo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Maxamed...
error: Content is protected !!