Tag: Ilhaan Cumar

Soomaalida oo Dagaal loo adeegsaday Baraha Bulshada ku qaaday Kenya & Ilhaan Cumar...

Dadka Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda kala jooga dagaal loo adeegsaday Baraha bulshada ku qaaday dowladda Kenya, iyagoo adeegsaday hal-ku-dhigga; "KenyaAggression" oo noqday...

Ilhaan Cumar oo weerar afka ah ku qaaday Brack Obama markii ay ka badbaaday...

Haweeneyda asalkeedu Soomaalida yahay ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar aayaa sii wada inay abuurto xiisado warbaahineed oo si weyn looga...

Ilhaan Cumar oo isu sharaxday Kursi ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka [Sawirro]

Ilhaan Cumar oo ah haweeney Somali-Mareykan ah oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka hoose ee Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa isu sharaxday murashaxnimada xubin...

Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo kulan Gaara la yeeshay Ilhaan Cumar

Madaxweynaha Turkiga Rejeo Dayip Erdogan ayaa kulan la yeeshay Haweeneyda asalkeedu Soomaaliga ah ee ka tirsan Golaha Wakiilada Mareykanka ee magaalada Minnesota dalka Mareykanka...

DAAWO SAWIRRO: Ilhaan Cumar oo la dhaariyay iyadoo xiran Dharka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida

Haweeneyda Soomaaliya ka soo jeeda ee loo doortay Aqalka Senetka Gobolka Minnesota ayaa loo dhaariyay xilka. Ilhaan ayaa ka dhex muuqata senatooro loo dhaarinayay xilka...

DAAWO SAWIRRO: Ilhaan Cumar iyo Saygeeda oo magaalada Muqdisho soo gaaray

Haweeneyda Soomaaliyeed ee taariikhda ku gashay inay noqotay golaha wakiilka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa socdaalkeedii ugu horeeyay ku timid Muqdisho. Ilhaam Cumar oo...

Haweeney Somali-Mareykan ah oo taariikh cusub ka dhigi doonta Dalka Mareykanka [Dhageyso]

 Ilhan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah ayaa 8 maalin kadib qarka u saraan in ay noqoto gabadhi ugu horreysay oo Muslim, muhaajir...

Ma dhab baa in Ilhaan Cumar ay walaalkeed guursatay..? (Akhri jawaab Ilhaan soo saartay)

Ilhaan Cumar ayaa jawaab cad iyo faafhaahin dheeraad ah ka bixisay fadeexadii laga faafiyay nolosheeda gaarka ah oo ku saabsan laba guud oo la...

Ilhaam Cumar oo jawaab ka bixisay fadeexad laga faafiyay nolosheeda gaarka ah

Haweeneyda Soomaaliyeed Ilhaan Cumar oo ah ee dhowaan guusha kasoo hoysay doorashadii degmada 60B ee Minneapolis, una sharxan inay kursiga mudane ee degaankaasi ku guuleysato...

AKHRISO: Fadeexad ay Soomaali ka danbeyso oo laga faafiyay Ilhaan Cumar [Sawirro & Caddeyn]

Saxaafadda Mareykanka qaarkeed ayaa dabagal iyo faafin ku sameysay  fadeexad guur oo lugaha la galeyso gabadha Soomaaliyeed ee dhowaan ku guuleystay doorashadii wareega koowaad...
error: Content is protected !!