Tag: Jubbaland

Baarlamanka Isbedel-doonka Jubbaland oo magaalada Kismaayo ku doortay Guddoomiye iyo… [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka ee ay ku midoobeen mushararixiinta iyo Odayaasha ka horjeeda Axmed Madoobe...

Dowladda Somalia oo waxba kama jiraan ku tilmaantay Doorashada Jubbaland [Akhriso 3 Qodob oo...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ku saabsan Doorashada Dowlad Goboleedka Jubaland.

Musharixiinta isbedeldoonka Jubaland oo 6 Shuruud hordhigay Wakiilka Q/Midoobay & Beesha Caalamka

Iyadoo ay magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa...

Baarlamaan cusub oo lagu dhaarinayo magaalada Kismaayo iyo Doorashada Guddoonka oo barbar socota.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay halkaasi ka socdaan ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Doorashada maamulkaasi oo laba garab...

Puntland, Xisbiyada Xasan Sheekh, Sh. Shariif & C/raxman C/shakur oo taageeray Axmed Madoobe [Akhriso]

Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay maamul Goboleedka Puntland iyo xisbiyada siyaasadda ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore -Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif...

Axmed Madoobe oo War kasoo saaray Xildhibaannada Cusub ee loo dhaariyey Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa War kasoo saaray Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland, isagoo hambalyo u diray xildhibaannada cusub ee maanta la dhaariyey.

Xildhibaannada Cusub ee Jubbaland oo Degdeg loo dhaariyey & Guddoomiye KMG ah oo la...

Waxaa Goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu qabtya munaasabad lagu dhaariyey Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland oo xalay ay magacyadooda shaaciyeen...

Musharixiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo Qaadacay xildhibaanada cusub ee Jubbaland

Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee Jubbaland ee kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa qaadacay xildhibaannada ay soo xuleen Guddiga Doorashooyinka maamulkaasi.

Axmed Madoobe oo Dowlada Somalia ku eedeeyay faragelin & xaalad abuur.

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay faragelin iyo xaalad abuur ka wado doorashada Jubbaland.

Golaha Odayaasha Jubbaland oo Beesha Caalamka ka dalbaday in lasoo farageliyo Doorashada Jubbaland

Qoraal ka soo baxay Gole ay leeyihiin Odayaasha Dhaqanka Jubbaland ayay uga dalbadeen Beesha Caalamka inay soo farageliyaan Doorashada Maamulkaasi oo ay...

Dowladda Somalia: Lama aqoonsan doono natiijo kasta oo kasoo baxda Doorashada Jubbaland [War-Culus]

Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday  inaan la aqoonsan doonin natiijo kasta oo kasoo baxda Doorashada Jubbaland hadan la...

Maxaa kasoo baxay socdaalkii Wakiilka IGAD ee Kismaayo? [Baaq loo jeediyey Axmed Madoobe &..]

Waxaa shan maalmood kadib socdaalkiisa magaalada Kismaayo soo gabagabeeyay wafdigii uu hoggaamineyay Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Somalia Mohamed Ali Guyo,...

Musharixiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Guddi Doorasho [Akhriso]

Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee kasoo horjeeda madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddi Doorasho oo...

Shan Xisbi Siyaasadeed oo Qoraal kasoo saaray Doorashada Jubbaland, lana saftay.. [Akhriso]

Shan Xisbi siyaasadeed oo si KGM ah u diiwaangashan iyo Isbaheysiga xildhibaannada la baxay Badbaado Qaran ayaa qoraal ay soo saareen ku...

Beesha Caalamka oo faragelineysa Doorashada Jubbaland & Wakiilka IGAD oo Kismaayo jooga

Urur Goboleedka IGAD ayaa faragelin ku sameeyay Doorashada Jubbaland ee la filayo inay aakhirka bishan dhacdo, kadib is mari waa ka...

Wasiir ka tirsan Jubaland oo Qarxiyey halista Mas’uuliyiinta Maamulka ku hayaan Odayaasha

Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay kashifay hanjabaadda lagu hayo iyo halista ay wajahayaan...

Suldaan C/rashiid Durre oo Kismaayo ugu Geeriyooday Dhaawicii soo gaaray iyo…

Suldaanka Beesha Gaaljecel ee Jubbooyinka Sudaan C/rashiid Muuse Durre ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Kismaayo, kadib markii ay...

Nabadoon toogasho lagu Dhaawacay Magaalada Kismaayo & Xaaladiisa oo laga…

Wararka Laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in caawa koox Dabley ah ay weerar ku qaadeen Nabadoon ka mida odayaasha dhaqanka maamulka...

Jubbaland oo Mas’uuliyiinta Dowladda Somalia ka mamnuucday Kismayo, xiriirkana u jartay

Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa soo saaray go'aan ay ku hakiyeen xiriirkii dowladda Federaalka...

AKHRISO: Liiska Magacyada 135-ka Oday ee Jubbaland u soo xulaya xildhibaanada cusub

Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha maamulka Jubbaland ee uu magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa shaaciyey liiska Magacyada OdayaashaDhaqanka maamulkaasi...
error: Content is protected !!