Tag: K/Galbeed

Guddoomiyaha G/Banaadir oo kulankii labaad ee siyaasadeed la yeeshay Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo K/Galbeed

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Caasimada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Casho sharaf u Sameyey Madaxweyniyasha Dowlada Goboleedyada Koonfur...

Ra’iisal wasaaraha oo Dadweyne fara badan kula hadlay magaalada Marko [Sawirro]

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/hoose, halkaasoo ay uga hor mareen madaxweynaha...

Faahfaahin: Dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Marko & Ra’iisal wasaare Kheyre oo ku sii...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose oo dhex maray ciidamada dowladda iyo Maleeshiyada...

Ra’iisal wasare Kheyre oo Lacag ku bixinaya dhismaha Garoonka K/Cagta ee Magaalada Xudur

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo socdaalkiis ugu horeeyay ku jooga magaalada go'doonsan ee Xudur oo ah xarunta Gobolka...

Ciidamada Amniga oo Baydhaba ku dilay Wiil Dhalinyarro caan ah & Haweeney Gaari ku...

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada amniga magaalada ay toogasho ku dileen wiil dhalinyaro ah oo ka howlgala ururrada...

Dowladda Somalia iyo Bankiga Horumarinta Afrika oo kala saxiixday Mashaariic laga fulinayo Baydhabo &...

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga Horumarinta Afrika ayaa maanta kala saxiixday laba heshiis oo ku saabsan mashaariic laga fulinayo magaalooyinka Baydhaba iyo...

Madaxweynaha K/Galbeed oo Amar ku bixiyey inay ciidamada Dowlada ka baxaan magalada Baydhaba

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa soo saaray amar ah in magaalada Baydhaba ay isaga baxaan dhammaan...

Ganacsade & Siyaasi caan ahaa oo lagu dilay Magaalada Baydhaba & 4 qof kale...

Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in falal kala duwan oo allagu dilay 5 qof ay ka dhaceen duleedka Magaaladaasi,...

Madaxweynaha K/Galbeed oo Diyaarad Helikobtar ah ku tegay Magaalada Marko & Soo dhoweyn… (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi la socda ayaa ka degay magaalada magaalada Marko ee Gobolka Shabeellada Hoose,...

Madaxweynaha K/Galbeed oo Jawaab Degdeg ka dalbaday Maamulka Galmudug [Daawo]

Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed ayaa shir jaraa'id ku qabtay magaalada Baydhaba, isagoo ka hadlay dadkii xalay lagu laayey...

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo magacaabay Wasiiru-dowleyaal cusub. [Akhriso]

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) Ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirada...

Wasiirkii labaad oo iska diiday xil looga magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka K/Galbeed.

Wasiirkii Labaad ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay Golaha Wasiirada Maamulka K/Galbeed oo shalay uu magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed...

Wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Lafta-gareen oo sabab yaab leh u diiday xilka [Dhageyso]

Mid ka mida 45 xubnood oo uu shalay magacaabay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ayaa iska diiday inuu xilkaasi qabto.

Madaxweynaha K/Galbeed oo maagcaabay 15 Wasiir & 25 Wasiir ku xigeen. [Akhriso Magacyada]

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed(Lafta-gareen) ayaa magacaabay 15 wasiir iyo 25 wasiir ku xigeen oo lagu dhammeystiray Golaha Wasiirada maamukaasi.

Madaxweynaha K/Galbeed oo Muqdisho looga yeeray iyo Soo dhoweyn loo sameeyay [Daawo Sawirrada]

Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, kadib uu u yeeray markii la sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo ay isku...

DAAWO: C/casiis Lafta-gareen: “Dowladda K/Galbeed ayaa ‘Sabeen’ Dowladeed ka xireysa dhibtii ka dhacday Baydhaba..”

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye  ayaa kulan ay Baydhaba kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka beesha...

KASHIFAAD: Heshiis Wada-shaqeyn Qarsoodi oo dhex maray Madaxweyne Farmaajo & Guddoomiye Mursal

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay madmadow soo kala dhex galay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh, kadib khilaaf keenay inuu qabto...

Madaxweyne Farmaajo: “Halkaan ‘Baydhaba’ waxaa ka dhacday Doorasho xor iyo xalaal ah..!”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Munaasbadii caleemo-saarka madaxweynaha K/Galbeed ayaa sheegay in doorasho xor ah ay ka dhacday halkaasi. “Waxaan bogaadinayaa...

SAWIRRO: Caleemo-saarka Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Lafta-gareen & Madaxdii ka qeyb gashay

Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay caleemo saarkii maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ee madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen). Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi...

Guddoomiyaha Baarlamaanka & Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Magaalada Baydhaba [sawirro]

Wafdi uu hogaaminayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shekh C/raxmaan ayaa gelinkii danbe ee maanta gaaray Magaalada Baydhabo, isagoo qeyb ka ah madaxda ka...
error: Content is protected !!