Liiska Golaha wasiirada
BREAKING NEWS
AKHRISO: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Rooble
Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa lagu dhawaaqay, kadib muddo laga sugayey Ra'iisal wasaaraha cusub.
Golaha Wasiirada cusub ee uu soo...
Xog cusub
XOG: Liiska Wasiirada cusub oo lagu qorayo Nairobi & Gacan-yareyaasha Farmaajo oo ku shirsan
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in liiskooda lagu diyaarinayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ay isugu tageen gacan-yareyaasha iyo taliyeyaasha...
Somali
Golaha wasiirada cusub oo lagu dhawaaqay (Akhriso dhamaan magacyadooda)
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqay xukuumad cusub iyo Gole wasiiro oo ka kooban 66 xubnood oo aanu ku jirin Ra'iisal wasaaraha.
Golaha...
Wasiirada
Liiska Golaha Wasiirada xukuumada Cumar C/rashiid ee lagu dhawaaqay
Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya oo uu hogaaminayo Ra'iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay iyadoo Goobjooge.com ay heshay magacyada xukuumada...
Wasiirada
DEGDEG: Liiskii Golaha wasiirada oo hadda la hor geeyay Guddoonka Baarlamaanka ka hor inta aan lagu dhawaaqin
Liiska Golaha wasiirada cusub ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay iyadoo ay isla meel mariyeen Madaxweynaha, Ra'iisal wasaaraha iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan. Liiska...
Madaxtooyada
XOG CUSUB: Cumar C/rashiid oo iska diiday Liiskii Golaha Wasiirada ee uu magacaabay Madaxweynaha
Ra’iisal wasaaraha cusub ee dowladda KMG ah Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa la xaqiijiyay inuu laalay liiskii xubnaha Golaha wasiirada cusub ee uu soo...
Madaxtooyada
XOG CULUS: GOOBJOOGE.COM OO HESHAY GOLAHA CUSUB EE WASIIRADA XUKUUMADDA CUMAR C/RASHIID
Goobjooge.com ayaa heshay liiska Golaha Wasiirada ee uu diyaariyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo loo gudbiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Liiskan oo...
Somali
Cumar C/rashiid: “Liis la iima qorin, walaalayaal marka hore i ansixiya, kadib waan tashaneynaa….”
Ra'iisal wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid Cali ayaa sii wada wada-tashiyo uu la leeyahay xildhibaanno iyo siyaasiyiin kala duwan isagoo toddobaadkan lagu wado inuu madaxweynuhu...