Tuesday, April 16, 2024

 XOG CULUS: GOOBJOOGE.COM OO HESHAY GOLAHA CUSUB EE WASIIRADA XUKUUMADDA CUMAR C/RASHIID

Goobjooge.com ayaa heshay liiska Golaha Wasiirada ee uu diyaariyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo loo gudbiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Liiskan oo lagu magacaabay inta badan xubnaha Golaha wasiirada ayaa waxaa Ra’iisal wasaaraha gudoonsiiyay La-taliyaha Madaxweynaha  C/kariin Xuseen Guuleed iyo Agaasimaha Madaxtooyada Cali Balcad habeenii Talaadadii tagtay.

golaha wasiirada

Xubnahan ka maqan liiska madaxweynaha ayaa la sheegay inuu ra’iisal wasaaruhu buuxin doono iyadoo liiskaasi madaxweynaha soo magacaabay uu noqon doono kan rasmiga ah ee asaaska looga dhigayo golaha wasiirada cusub ee xukuumadda uu soo dhisi doono Cumar C/rashiid Cali.

Ad

Xubnaha Golaha wasiirada ee madaxweynaha magacaabay, loona gudbiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid waxay kala yihiin:

LIISKA MAGACYADA

Magacyadan sida loogu kala qoray wasaaradaha xukuumada iyo magacyada maqan ayaan fileynaa inaan dhowaan helno.

- Advertisement -

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON