Tag: Madaxweyne Farmajo

Maxay isaga eg yihiin Madaxweyne Farmaajo iyo Maxamed Siyaad Barre..? [Warbixin xasaasi ah]

Waxaa maanta Soomaaliya looga dabaaldegayaa maalinta xorriyadda oo ku began 1-da bisha Luulyo oo Soomaaliya ay xornimo ka qaadatay gumestihii Talyaaniga, wixii...

Madaxweyne Farmaajo: “Inaan Musuqa la dagaallamay waxaa caddeyn u ah hal Bil naguma baaqan...

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisa ay la dagaalantay Musuqmaasuqa, ayna waqti qaadan doonto, basle ay caddeyn u hayaan...

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo tababar usoo xiray Askar kusoo biiray Ciidamo Asluubta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka...

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo ku dhoofay Diyaarad uu Boqorka Sacuudigu u soo diray

Madaxweynaha  Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u amba baxay dalka Boqortooyada Sucuudiga, safar la sheegay inuu yahay mid shaqo oo laba maalmood qaadanaya. Madaxweynaha...

Madaxweyne Farmaajo oo wajahaya madaxdii madasha Qaran ee Maamul Goboleedyada

Shirkii ugu horeeyay ee maamul Goboleedyada iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho. Shirkan oo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmajo ku casuumay madaxda maamullada...

Muxuu Madaxweyne Farmaajo kala soo laabtay Imaaraadka..? [Deeq Lacageed & heshiisyadii….]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho maqribnimadii caawa kadib markii uu socdaal rasmi ah ku tegay dalka Imaaraadka...

Madaxweyne Farmaajo oo Ganacsatada Soomaalida ee Imaaraadka u sheegay: “Soomaaliya iib ma aha”

Kulan xalay ka dhacay magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayuu madaxweyne Farmaajo ka sheegay hadal adag oo ah inaysan Soomaaliya iib aheyn. Isagoo...

Maxay u wada shaqeyn waayeen Madaxweyne Farmaajo & Guddoomiye Jawaari..? [Faaqidaadda Xiriirkooda]

Labada nin ee ugu sareeya sharci dejinta iyo Villa Somalia ee dowladda cusub waxay noqdeen laba mas'uul oo midna dib loo doortay lagana soo...

SAWIRRO: Uhuru Kenyatta oo madaxtooyada Kenya ku soo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xarunta Madaxtooyada ee State House ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa loo riday 21 madfac oo...

WAR CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo xaalad adag kasoo wajahday kordhinta tirada Golaha Wasiirada cusub

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo ayaa xaalad adag ku dhex jira kadib qorshe uu ku kordhiyay tirada Golaha wasiirada cusub ee la magacaabayo. Farmaajo...

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay Qorshihiisa Boqolka maalmood ee ugu horeeya

Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo wareysigii ugu horeeyay bixiyay ayaa ka hadlay qorshihiisa 100-ka maalmood. Isagoo wareysiga siiyay VOA-da...

Wakiilada Beesha caalamka oo degdeg ah la yeeshay Madaxweynaha la doortay ee Farmaajo

Wakiilada Beesha caalamka ayaa kulankoodii ugu horeeyay la yeeshay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Kulanka oo ay dalbadeen wakiilada ayaa ka dhacay...
error: Content is protected !!