Tag: Maka Almukarama

Kacbada Bakareysan oo laga bedelay Daaha ku wareegsan & Waxa laga sameeyo [Sawiro]

Hay'ada Qaabilsan qurxinta kacbadda Barakeysan ee Maka Almukarama ayaa bedeshay Daaha ku wareegsan Kacbada oo sanad kasta marka la gaaro 8-da Bisha...

Xujey Soomaaliyeed oo lagu dayacay Magaalada Maka & Dowladda oo eedeysay Shirkado

Wararka laga helayo magaalada barakeysa ee Maka ayaa sheegaya in Xujey fara badan oo Soomaali ah ay ku dayacan yihiin magaalada Maka,...

Akhriso: Magacyada dadkii ku dhintay & kuwii ku dhaawacmay Weerarkii Alshabab ee Maka...

Iyadoo qasaare weyn oo dhimasho iyo dhaawac leh uu dhaliyey weerarkii Qaraxa ku bilowday ee 28-kii Febraayo ka dhacay Wadadda Maka Almukarama...

Ciidamada Gaashaan oo ku biiray howlgalka ka socda Dhismaha ku yaalla Maka Almukarama &...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada gaarka u tababbaran ee Gaashaan loogu yeeray howlgalka ka socda magaalada Muqdisho, kadib...

Wararkii ugu danbeeyay Ciidamada Amniga oo toogtay Dableydii Alshabaab & Howlgalkii oo lasoo afjarayo....

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lasoo afjaray howlgalkii ka socday dhisme ku dhow Hotelka Maka Almukarama...

Rasaas & Qaraxyo Saaka laga maqlayo magaalada Muqdisho & Howlgal 11-Saac qaatay oo weli...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka qaraxyo Bam gacmeedyo iyo rasaas xoog leh laga maqlay dhisme ku dhow Hotelka...

DEGDEG: Qarax labaad oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay..

Qarax labaad aya goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqidsho, kadib Saacad iyo Bar markii uu qarax weyn ka dhacay agagaarka Hotelka Maka...

SAWIRRO: Qarixii Muqdisho oo geystay burbur aan hore loo arag & Dab qabsaday xarumo...

Qaraxii weynaa ee caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaare iyo burbur aan hore loo arag, iyadoo dhismooyin badan uu qaraxaasi...

FAAHFAAHIN& SAWIRRO: Qarixii weynaa ee Maka Almukarama, Muqdisho & Xarumo badan oo ku burburay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax weyn oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qasaare naf iyo hanti ah geystay.

DAAWO SAWIRRO: Warbixin ku saabsan Dhar Cusub oo Saaka loo xiray Kacbada barakeysan

Sidii caadadda ahayd dhar cusub aya saaka loo xiray Kacbada barakeysan ee Maka Almukarama kadib salaadii subax, iyadoo sanad kasta Daah cusub lagu xiro...

DAAWO SAWIRRO: Daaha ku wareegsan Kacbada barakeysan ee Maka Almukarama oo Dib u habeyn...

Hay'ada Qaabilsan qurxinta kacbadda Barakeysan ee Maka Almukarama ayaa dib u habeyn ku sameysay Daaha ku wareegsan Kacbada oo ka sameysan dhar qaali ah...

Sawirkii ugu saameynta badnaa Xajka ee Qalbiyo badan gilgilay [Haweeney hoos u noqotay saygeeda]

Muuqaal uu qaaday sawir-qaade ka mid ahaa saxafiyiinta joogay xajkii sanadkan ayaa qabsaday baraha bulshada, kaasoo muujinaya haweeney ka mid ahayd dadkii xajinayay oo...

SAWIRRO CAJIIBA: In ka badan 2 Milyan oo xajinaya Sanadkan [Daawo Kacabada Alle oo...

In ka badan laba Milayn oo xujey ah aya ku sugan magaalooyinka barakeysan ee Maka Almukarama, waxaana bilaabanaya waajibaadka Xajka maalinta berri ah. Xajkan ayaa...

SAWIRRO: Sacuudiga oo ciidamadii ugu badnaa u diyaariyay sugidda ammaanka Xajka sanadkan

Sacuudiga ayaa diyaar garowgii ugu weynaa ugu jirta sugidda ammaanka xajka iyo xujeyda sanadkan. Ciidamadii ugu badnaa oo si weyn u hubeysan iyo shaqaale ka...

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarama

Warar goor dhow naga soo gaaray Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan qarax gaari waxyaabaha qarxa ay saaran yihiin in uu ka dhacay wadada...

Sacuudiga oo fashiliyay weerarro lala damacsanaa Xaramka & is-miidaamiye is qarxiyay

Dowladda Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay inay hay'addaha ammaanka dalkaasi ay ka hortageen falal argagixiso oo loo qorsheeyay in lagu qaado Xaramka Maka Almukarama. Wararka...

Fannaan Caan ah oo Xaramka Maka Almukamara uga dhawaaqay inuu ka baxay Fanka [Akhriso]

Fannaanka caanka ah ee Axmed C/kariin Maxamd (Axmed Biif) ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaan ka baxay Fanka. Fannaanka hore oo Cumro u jooga Xaramka...

MAALINTA CARAFA: Daawo Malaayiin xujey ah oo maanta taagan Bannaanka Carafa

Xujeyda muslimiinka ah ee dunidoo dhan isaga yimid ayaa maanta taagan bannaanka Carafa, halkaasoo ay ku gudanayaan tiirka ugu weyn Xajka. Xujeyda oo dhan waxay...

DAAWO: Hotelka ugu weyn caalamka oo laga furayo Magaalada Maka Almukarama

Waxaa lagu wadaa in magaalada barakeysan ee Maka Almukarama laga furo hotelka ugu weyn caalamka oo dhan, iyadoo hotelkan la sheegay in albaabada loo...

Bam lagu qarxiyay agagaarka Hotel Maka Almukarama, Magaalada Muqdisho

Qarax ka dhashay bam gacmeed lagu tuuray goob u dhow Hotelka Maka Almukarama ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay qasaare dad ku dhaawacmay. Sida...
error: Content is protected !!