Tag: Mandhera

Alshabaab oo shaacisay inay 9 Askari oo Kenyan ah ku dishay Weerar ka dhacay...

Alshabaab aya sheegatay weerar ka dhacay duleedka Magaalada Mandheera ee W/Bari Kenya, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan weerarkaasi oo qasaare kala...

Maxay Magaalada Mandheera ku kala saxiixdeen Wasiirada Arrimaha Dibadda Somalia & Kenya..? [Sawirro]

Guddiga heerka wasiir ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka dhacay magaalada Mandheera ee Waqooyio Bari Kenya, iyadoo ay labada dhinac kala hoggaaminayeen wasiirada...

Wasiirada Arrimaha Dibadda Dalalka Kenya & Somalia oo gaaray magaalada Mandheera [Sawirro]

Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya. Labada dhinac ayaa kulan ku yeelan doona...

200 Ciidamo Soomaal i ah oo u baxsaday Mandheere & Hub ka dhigis lagu...

Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee Kenya ayaa sheegaya in ciidamo Soomaali ah oo gaaraya 180 askari ay u baxsadeen gudaha Kenya kadib weerarkii...

Wararkii ugu danbeeyay Weerarkii Alshabaab ku qaaday Magaalada Mandhera, Kenya

Askari boolis ah ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Alshabaab ku qaaday magaalada Mandhera ee Waqooyi Bari Kenya. Booliska ayaa sheegay  in Alshabaab ay weerar...

Bandow lagu soo rogay magaalada Mandheera & maamule Hotel oo la xiray

Dawladda Kenya ayaa Bandow kusoo rogtay magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya kadib weerarro is-dabajoog ah oo dhacay bishan gudaheeda. Weerarkii ugu dambeeyey oo...

Afhayeenka Alshabaab oo digniin culus u jeediyay Kenya kadib weerarkii Mandheera

Afhayeenka guud ee AlShabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa digniintii ugu dambeysay u jeediyay dowlada Kenya kadib weerar lix qof lagu...

Alshabaab oo weerar dad badan lagu dilay ku qaaday Mandheera, Kenya [VIDEO & SAWIRRO]

Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaaday degaan ka tirsan magaalada Mandheera ee dalka Kenya. Weerarka ayaa dhaliyay qasaare isugu jira...

Dad lagu dilay weerar Alshabaab ku qaaday Basas ku sii jeeday Magaalada Mandheera

Dabley hubeysan oo loo maleynayo inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday Basas dadweyne oo marayay degaan ka tirsan Magaalada...

DEGDEG: Alshabaab Saraakiil ka tirsan Booliska Kenya ku dishay Mandheera

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyo Alshabaab ka tirsan ay dileen shan sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska dalka Kenya weerar ka dhacay...

KDF kill two in Mandera town after they defy order to stop

Two people were killed on Monday in Mandera town after they defied an order by Kenya Defence Forces (KDF) to stop. Three passer-by were injured...

DEGDEG: Weerar Alshabaab ku qaaday Mandhera, Kenya oo lagu dilay saraakiil Boolis ah

Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in laba sarkaal ka tirsan Booliska Kenya lagu dilay weerar ay ku qaadeen koox la sheegay inay...

Alshabab oo 14 qof ku dishay Mandhera, Kenya

14-qof ayaa xaqiijiyay in lagu dilay 10 ruux oo kalena  lagu dhaawacay weerar  kooxda Al-shabaab xalay ku mireen xaafad ka tirsan degmada Mandheera ee...
error: Content is protected !!