Thursday, April 25, 2024

Alshabaab oo weerar dad badan lagu dilay ku qaaday Mandheera, Kenya [VIDEO & SAWIRRO]

Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaaday degaan ka tirsan magaalada Mandheera ee dalka Kenya.

Weerarka ayaa dhaliyay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, wuxuuna ku bilowday qaraxyo lagu qaaday dhisme ay deganaayeen dad aan degaanka u dhalan oo halkaasi ka shaqeysta. Guddoomiyaha Mandera Cali Roba ayaa sheegay in weerar xanuun badan lagu soo qaadya Mandhera.

Inta la xaqiijiyay 6 Qof ayaa ku dhimatay weerarkan halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen  dad far badan kale, iyadoo la badbaadiyay 27 qof, sida ay sheegeen Booliska Magaaladaasi.

Ad

Sidoo kale Booliska ayaa waxa ay sheegeen in ay soo badbaadiyeen tiro ka badan 20 Qof oo ka mid ahaa dadka Deegaanka ee weerarka lagu qaaday.

SAWIRRO

1w2w2w

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON