Monday, November 30, 2020
More

    Maxamed Xuseen Rooble

    XOG: Ra’iisal wasaare Rooble oo xaalad adag kasoo wajahday Beesha Hawiye iyo Arrin ka dhalatay…

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xaalad adag kasoo wajahday beesha uu kasoo jeedo ee Hawiye, kadib kulan ay la qaateen Odayaasha...

    XOG: 3 Qodob oo caddeyn u ah inuu Ra’iisal wasaare Rooble ku milmay Ololaha Doorashada Madaxweyne Farmaajo

    Waqtigii dheeraa ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaadatay inuu soo xulo Ra'iisal wasaare bedela Xasan Kheyre waxay dad badan u qaateen inuu raadinayey...

    Golaha Wasiirada oo taageeray Go’aanadii xukuumadii Xil-gaarsiinta ee sharci-darrada lagu tilmaamay iyo…

    Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la shaaciyey in lagu ayiday go'aanadii ay qaadatay xukuumadii xil gaarsiinta ee...

    Ra’iisal Wasaare Rooble oo magacii ka bedelay xilliga ‘Kala-guurka’ ee xukuumadiisu kusoo beegantay

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaca ka bedeley waqtiga 'KALA GURKA' ah ee ay xukuumadiisa kusoo beegantay, iyadoo dalku doorasho gelayo mudaddii dowladda ee...

    Ra’iisal wasaare Rooble oo soo saaray Qoraal ku socda Madaxda Maamul Goboleedyada (Akhriso)

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal u kala diray madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Qoraalka oo maanta soo baxay ayaa ku saabsan xusuusin...

    Ra’iisal Wasaare Rooble maku guuleysan doonaa inuu iska bedelo Mahdi Guuleed..? (Dalab culus)

    Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu bedelo ku-xigeenka Ra'iisal wasaarhii...

    Ciladihii Xil wareejin la’aanta Kheyre oo kusoo baxay Ra’iisal Wasaare Rooble (Dhagax-dhig yaab leh..!)

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee aan weli soo Golihiisa Wasiirada ayaa maanta 15-ka Oktoobar 2020 la shaaciyey inuu dhagax dhagax dhigay...

    Ra’iisal wasaare Rooble: “Jidadka qaar ayaa la furay, inta hartay waxaa lagu tijaabinayaa sida shacabka…”

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad loo qabtay furitaanka qaar ka mida wadooyinka Muqdisho oo xalay laga qaaday...

    La-taliyihii Gaarka ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo shaqadii isaga tegay (Akhriso)

    La-taliyihii gaarka ahaa ee Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Cabi Xariir Baaruud ayaa isaga tegay shaqadii uu ka hayey xafiiska Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya. Qoraal kooban oo uu...

    Ra’iisal wasaaraha oo kormeeray Isbitaallo ku yaalla Muqdisho iyo Wadooyinka oo saacado u xirnaa (Sawirro)

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tegay qaar ka mida Isbitaallada Muqdisho xilli saacado loo xiray wadooyinka muhiimka ah...

    Cali C/llaahi Cosoble oo shaaciyey in Bartiisa Facebook la jabsaday oo lagu weerarray Ra’iisal wasaare Rooble

    Madaxweyihii hore ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa saaka bartiisa Facebook kusoo qoray in lacah baad lagu weydiistay Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble,...

    Ra’iisal Wasaaraha cusub oo Amarro kusoo rogay Wasiirada xilka sii haya (Akhriso Wareegtadii ugu horeysay)

    Ra'iisul Wasaaraha aan weli magacaabin Golihiisa Wasiirada Maxamed Xuseen Rooble ayaa amarro kusoo rogay wasiiraa xilka sii haya ee xukuumadii hore, isagoo soo saaray...

    WARARKII MAANTA

    Koox hubeysan oo toogasho ku dishay Nin Dhaqtar ahaa, magaalada Kismaayo

    Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa lagu dilay nin dhaqtar ahaa, kadib markii ay weerarreen koox hubeysan. Dilka ayaa ka dahcay...

    Wasaaradda Waxbarashada oo cudurdaar ka bixisay khalad halis ah oo lagu arkay Buug ka mida Manhajka cusub

    Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa cudurdaar looga bixiyey khalad halis ah oo lagu arkay mid ka mida buugaagta manhajka cusub...

    Kenya oo War kasoo saaray Go’aankii Dowlada Somalia. “Ma jiro dalab rasmi ah -Af ama Qoraal- oo na soo gaaray “

    Dowladda Kenya yaa si rasmi ah uga jawaabtay Warkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee safiirka Keya looga dalabday inuu dalkiisa ugu laabto...

    Maleeshiyada Degaanka oo Alshabab dib uga qabsaday Bacaadweyn (Akhriso Qasaaraha culus ee dagaalka)

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii hore ee maanta o dhan socday oo degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug ku dhex maray Alshabaab...

    Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

    Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

    XOG: Maxaa ku qarsoon Qorshaha Qoorqoor ee Dhexdhexaadinta Farmaajo iyo Musharixiinta Mucaaradka?

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo xalay ay kulmay Midowga musharixiinta Mucaaradka ayaa doonaya inuu dhexdhexaadiyo madaxeweyne Farmaajo iyo Musharixiinta ka horjeeda. Xogta aanu...

    Kulankii Baarlamaanka Puntland oo lagu kala dareeray, kadib Buuq iyo Fowdo hareeyay..

    Fowdo iyo buua ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, taasoo keentay in kulanka lagu kala dareero. Wararka ayaa sheegaya in fadhigii Golaha Wakiillada Puntland...

    Maamulka Somaliland oo Musharax Mustaf Dhuxulow kasoo tarxiilay magaalada Hargeysa

    Maamulka Somaliland ayaa Xildhibaan Murashax Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow saaka kasoo tarxiiay magaalada Hargeysa, kadib markii ay shalay xayireen. Ciidamada Amniga Somaliland oo ka...
    error: Content is protected !!