Tag: Miisaaniyadda 2018

Hanti-dhowrka Guud: “Ma jirto meel ay Warbixinteena uga jirto Lacag la lunsday, laakiin waxaa…”

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Cali Afgooye oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey warbixin sanadeedkii Miisaaniyadda...

Hanti dhowrka Guud: Lacag ka badan 18 Milyan Dollar ayaa ka maqan Deeqihii la...

Hanti dhowrka guud ee Qaranka Maxamud Maxamud Cali ayaa soo saaray Warbixintii ugu cusleyd uguna dhammeystirneyd ee ku saabasan isticmaalka Miisaaiyadda dowladda...

Maamulka G/Banaadir oo qirtay inuu Khasjigooda ka bixiyey Bankiga Dhexe Lacag ku dhow 6...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in lacag dhan 5.9 Milyan oo Doolar uu Bankiga Dhexe ka bixiyey Khasnajiga Maamulka Dowladda Hoose, iyagoo dhinaca kale...

Xubnaha Guddiga Maaliyadda oo isku qabsaday fadhigii Baarlamaanka ee Maanta & Buuq ka dhacay...

Xubnaha Guddiga Baarlamaanka ee Maaliyadda ayaa isku hor qabsaday fadhigii Baarlamaanka oo looga hadlayey warbixinta Miisaaniyadda 2018. 10 xubnood ayaa ugu horeynba Baarlamaanka hor geeyay...

Xildhibaano ka tirsan Guddiga Maaliyadda oo waxba kama jiraan ka dhigay Warbixintii Maaliyadda [Akhriso...

10 xildhibaan oo ka tiran Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta Baaralmaanka ayaa ka soo hor yimid Warbixintii Guddigaasi faafiyay, iyadoo ku tilmaamay sharci darro...
Commentary on Presidential Decree Legalizing 2016 Election

FALANQEYN: Warbixinta Guddiga Maaliyadda Barlamaanka ee Dhaqangelinta Miisaaniyadda 2018 [Xasaasi]

Waxaa farxad ah in markii ugu horreysay warbixin qiimo leh (i tus iyo i taabsii) ee ku saabsan Maamulka Miisaaniyadda 2018 ka soo baxdo...

WAR CUSUB: Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo laba u qeybsamay & xubno ka tirsan Guddiga...

Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu laba qeybood ugu qeybsamay warbixinta ay kasoo saareen xaaladda maaliyadda dalka iyo musuq ay sheegeen...

XOG: Dood kulul oo maanta ka dhaceysa Baarlamaanka [Xukuumadda Kheyre oo Qorshe u diyaarisay-AKHRISO]

Kulan adag ayaa maanta ka furmaya Golaha Baarlamaanka, iyadoo ajendaha looga doodayo uu yahay warbixin ay soo saareen qaar ka mida Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka...

Xildhibaan saaxiib la ah Farmaajo oo Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka ku eedeeyay Mucaaradnimo

Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo ka mida saaxiibada ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Federaalka ku eedeeyay mucaarad isku baheystay inay...

Wasiir Beyle oo jawaab ka bixiyey Musuqmaasuq uu Guddiga Baarlamanka ku eedeeyay Wasaaradda Maaliyadda...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa  jawaabay warbixintii ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Wasaaradda Maaliyadda lagu...

XOG: Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo la wareegay mid ka mida Awoodaha Madaxweye Farmaajo

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo u muuqda inuu la wareegay mid ka mida awoodaha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Guddiga joogtada ah ee Aqalka...

Miisaaniyadda Dowladda Somalia oo buuxisay shuruudihii Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF [Akhriso Warbixin]

Miisaaniyaddii ay toddobaadkan ansixiyeen Baarlamanka Soomaaliya waxa ay la jaanqaadeysaa is bedelka dhinaca lacagaha ah ee ay sameysay dowladda markii ay ku biirtay barnaamij...

DEGDEG: Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyay Miisaaniyadda Dowladda 2018 [Sawirro]

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda 2018. Kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho...

Dood dadweyne oo ku saabsan Miisaaniyadda Dowladda ee 2018 oo Muqdisho ka bilaabatay [Akhriso]

Dood dadweyne oo ku saabsan Miisaaniyadda dowladda ee 2018 ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho. Kulan uu soo qabanqaabiyay guddiga Maaliyadda iyo qorsheynta ee...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Barlamanka ee maanta..? [Wasaaradda Maaliyadda oo…]

Kulnaka Golaha shacabka ee maanta ayaa lagu wadaa in lagu dhageyso akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2018.Miisaaniyadda dowladda 2018 ayaa Baarlamaanka la...
error: Content is protected !!