Friday, April 19, 2024

Wasiir Beyle oo jawaab ka bixiyey Musuqmaasuq uu Guddiga Baarlamanka ku eedeeyay Wasaaradda Maaliyadda [Dhageyso]

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa  jawaabay warbixintii ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Wasaaradda Maaliyadda lagu eedeeyay musuqmaasuq.

Wasiir Beyle oo wareysi siiyey Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in is-faham darro ka dhex jirto Wasaaradiisa iyo Guddiya Maaliyadda ee Baarlamaanka, wuxuuan sheegay inaysan habooneyn in shacabka lala wadaago arrimo aan weli dhammaan oo gacanta lagu hayo.

Wuxuu ku dooday Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya in xisaabxirka Maaliyadda Sanadkan aan la sameyn, wuxuuna meesha ka saaray qaar ka mida qoddobadda ay soo qoreen Guddiga Baarlamanka.

Ad

DHAGEYSO WASIIR BEYLE

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON