Thursday, February 27, 2020
More

    Tag: Madaxtooyada

    Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Bartoolka & Qandaraasyada baarista shidaalka Somalia oo…

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Batroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ansixiyeen.

    Qoyska Amaal Nur oo soo saaray War ku socda Taliyaha Booliska. “Agaasimaha Madaxtooyada ayaa...

    Qoyska iyo Nabaddoonada Gabadha lagu magacaabo Amaal Nuur Cusmaan ayaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ku qabtay shir jaraa'id, iyagoo baaq u diray...

    XOG: Dowladda Somalia oo Gabadhii Amaal Nuur ku wareejisay saraakiil ka socotay Denmark, lagana...

    Dowladda Soomaaliya ayaa u gacan gelisay dalka Denmark gabadh Soomaaliyeed oo hooyadeed raadineysay muddo laba bilood ku dhow, kadib markii uu maanta...

    FAAQIDAAD: Cadaalladii Madaxweynaha laga raadiyey: Kiiska Amaal, cabashadii Hooyo Amran & Jawaabtii Madaxtooyada.

    Hooyo lagu magacaabo Amran Maxamed Cusmaan ayaa 16-kii bishan Janaayo 2020 soo jeedisay cabasho ku saabsan gabadh ay dhashay oo maqan, ayna...

    Madaxtooyada Somalia si yaab leh uga jawaabtay Cabashadii Hooyo sheegtay inay Gabadheeda afduubteen Ciidamada...

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixisay kiis ku saabsan ciidamada madaxtooyada oo lagu eedeeyay inay afduubteen Gabar oo hooyadeed ay...

    Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Laba Hindise-sharciyeed oo ay ansixiyeen xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciyada Maareynta Maaliyadda Guud iyo kan Shirkadaha Ganacsiga oo ay ansixiyeen xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka.

    Madaxweyne Farmaajo oo sii xoojiyey Ololaha Sharciga Doorashada [Kulan uu la yeeshay xildhibaannada Haweenka...

    Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ayaa sii xoojiyey ololaha Sharciga Doorashada ee uu doonayo in taageerayaal ku yeesho xildhibaannada labada...

    Taliyaha Ciidamada Asluubta oo ka hadlay Warar sheegaya inuu xoog ku galay Xarunta Madaxtooyada,...

    Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa beeniyay warar looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan inuu xoog ku galay...

    Guddiga Qaran ee Dib u heshiisiinta Dowladda Federaalka iyo Somaliland oo la kulmay Madaxweyne...

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland...

    Amarro lagu xoojinayo Amniga oo lagu soo rogay mas’uuliyiinta gelaysa Xarunta Madaxtooyada ee Villa...

    Amarro cusub oo lagu xoojinayo Amniga ayaa lagu soo rogay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, kadib weerarkii maleeshiyada Alshabaab dhowaan ku qaadeen...

    XOG: Maxaa ka dhacay Kulankii dhex maray Fahad Yaasiin & Qaar ka mida...

    Kulan gaara ayaa habenkii Arbacadda dhex maray taliyaha Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Fahad Yaasiin Xaaji iyo qaar ka mida...

    XOG: Maxaa Madaxtooyada Soomaaliya u qarsoon Kiiska Dacwadda Badda..? (Mugdi hareeyay Mowqifka Dowladda)

    Iyadoo Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo looga bartay inay ka gaabsadaan ka hadalka arrimaha masiiriga ah ee dalku wajahayo intii...
    Axmed Madoobe iyo Faarmaajo

    Madaxtooyada Soomaaliya oo Muqdisho ka abaabushay Shirar looga horjeedo Axmed Madoobe & Ciidamada Kenya

    Shirar ay si hoose u soo qabanqaabisay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kuwaasoo looga horjeedo Madaxweynaha dib lo doortay ee...

    Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye ku xigeenka Milateriga & Taliyaha Ciidamada Lugta (Akhriso)

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Taliye ku-xigeenka Ciidamadaa Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Taliyaha Ciidamada Lugta.

    Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Q/Midoobay uga dhawaaqay Go’aanka Somalia Dacwadda Badda [Daawo]

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Somalia ay ku qanacdo go'aanka Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ ay kasoo saarto dacwadda...

    Alshabab oo sheegatay inay Muqdisho ku khaarijisay sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada

    Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho ku khaarijiyeen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.

    FAAHFAAHIN: Hoobiyeyaal lagu weerarray Madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho

    Faahfaahin dheerad ah ayaa kasoo baxeysa Weerar madaafiic ah oo Duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta Madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho.

    Madaxtooyada Somalia oo Dabagal ku bilowday Qaabka loo shaqaaleeyo Shaqaalaha Dowladda

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wada qorshe ku saabsan in baaris lagu sameeyo Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda iyo sidii loo tayeyn lahaa, loobna...

    Shaqaale ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisal wasaraha oo laga mamnuucay Madaxtooyada [Akhriso]

    Qoraal ka soo baxay xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in shaqaalihii Agaasinka Bii'ada ee Xafiiska Ra'iisal...

    Madaxweyne Farmajo: “Waa in xasiloonida siyaasadeed een heysano la gaarsiiyo maamul Goboleedyada”

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga...
    137,323FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow
    error: Content is protected !!