Tag: Puntland

Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashada ee Baarlamaanka Federaalka oo gaaray Magaalada Garowe [Sawirro]

Guddiga KMG ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u magacaabay Diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qarank ayaa maanta gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo si buuxda u taageeray doorashadii Axmed Madoobe, kana digay muddo kororsiga…

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulalaahi Deni ayaa si buuxda u taageeray dib u doorashadii Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, isagoo sheegay inay...
Korneyl Cabdi Siciid Cadde

Ciidamada Puntland oo Gudaha u galay Xarun Idaacadeed oo ku taalla Magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska ay gudaha u galeen xarun idaacadeed oo ku taalla magaalada...

Wasiir Goodax: “Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland waxaan ka wada-hadalnay imtixaankii la siyaasadeeyay..”

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumdda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaan maanta xafiiskiisa kullan kula yeeshay qaar ka...

Lix ka mida Musharixiintii la tartamay Madaxweyne Deni oo Qoraal culus kasoo saaray xaaladda...

Lix ka mida Musharixiinta la tartamay madaxweynaha xilkahaya ee maamulka Puntland ayaa soo saaray War-saxaafadeed xaladda Puntland ay mareyso ku dhwoaad 8...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hor yimid wadahadal uu Deni ugu baaqay Somaliland...

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka hor yimid baaq wadahadal ah oo madaxweynaha Puntland dhowaan ugu...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sharci darro ka dhigay Guddi uu magacaabay Madaxweyne Deni...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa sharci darro ka dhigay Guddi Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland ee...

Weriye Caan ahaa oo xil looga magacaabay Guddiga Doorashada Maamulka Puntland.

Weriyaha caanka ah ee C/nuur Sheekh Maxamed Isxaaq ayaa xil sare looga magacaabay Maamulka Puntland, kadib markii uu dhowaan isaga tegay shaqadii...

Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso & Qasaare ka dhashay.

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaaladasi, qaraxaasi oo ahaa nooca Miinada ee Dhulka lagu aaso.

Wasiirkii hore ee Qorsheynta Puntland oo ka badbaaday Qarax lala beegsaday Gaarigiisa

Wasiirkii hore ee Qorshaynta dowlad Goboleedka Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa ka badbaaday Qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli uu saaka marayey Bartamaha...

Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso & Wasiir hore..

Wararka hadda laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax  ka dhacay magaaalada oo ah xarunta Ganacsiga maamulka Puntland.

Ra’iisal wasaare Kheyre & ku-xigeenkiisa oo Hambalyo ah u diray Puntland.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo ku xigeenkiisa Mahdi Maxamed Guuleed ayaa farriimo hambalyo ah u diray maamulka Puntland...

Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia oo lagu soo dhoweeyay Garowe (Sawirro)

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo wafdi Xildhibaano ah ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Xubnihii Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso oo Xabsiga laga sii daayey, kadib Maxkamad…

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ay amartay in xabsiga laga sii daayo afar...

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Puntland oo dalbaday in la sii daayo Guddiga wadadda Bosaaso....

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa ka dalbaday xukuumadda Puntland ee Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni inay xoriyadooda usoo celiso xubnaha Guddiga Dhisma...

Puntland oo Dabagal ku heysa Lacagtii Ra’iisal wasaare Kheyre u diray Dhismaha Garoonka Cawaale

Maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabo kale oo ku saabsan inuu dib u celiyo lacag ay dowladda Federaalka u dirtay Guddiga Dhismaha Garoonka...

Puntland oo xabsiga dhigtay Guddoomiyihii Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso.

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamda maamulka Puntland ay xabsi u taxaabeen Guddoomiyihii Guddiga Dib u-dhiska wadadda Bartamaha Boosaaso...

Madaxweynaha Puntand oo Madaxda Dowlada Somalia ka dalbaday inay degdeg u joojiyaan… (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa madaxda dowladda Federaalka looga dalbaday inay si degdeg u joojiyaanyaan fragelinta ay...

Puntland oo ka hor timid Dalabkii Madaxweyne Farmajo [Daawo Jawaabta Xeer ilaaliyaha Puntland]

Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyey dalab ka yimid madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ahaa in shuruud la'aan lagu sii daayo...

Puntland oo Qaadacday Guddi uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo. [War-saxaafadeed]

Maamulka Puntland ayaa qaadacay, kana hor yimid Guddiga dib u heshiisiinta ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay la-xaajoodka Somaliland.
error: Content is protected !!