Tag: Qaraxii G/banaadir

XOG: Alshabaab-ka ku dhex jira Dowladda & Qeybahooda kala duwan [Dhageyso Baarista]

Alshabaab ayaa isku dayda inay xubno ku dhex yeelato hay'adaha dowladda Soomaaliya, iyagoo u kala qeybsan saddex nooc oo ay u howlgalaan,...

XOG: Basiira mise Maryan- Dhagartii ay maleegtay Indhooshii loo naxariistay. [Dhageyso Baarista]

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose ee Muqdishu...

KASHIFAAD: 3 Xaqiiqo oo ku Qarsoon Warbixintii Wasaaradda Amniga & Qarxintii xarunta Gobolka

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka Aroortii Salaadii subax ka hor shaacisay Warbixin hordhac ah oo ku saabsan Qaraxii 24-ka bishan ka...

Dowlada Somalia oo Warbixin kooban kasoo saartay Qarixii Xarunta G/Banadir iyo Ciddii ka danbeysay

Dowladda Somalia aya warbixin hordhac ah kasoo saartay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee 24-ka July 2019 lagu qaaday xarunta G/banaadir oo lagu dilay...

XOG: Baaritaanka Qaraxii Xarunta G/Banadir oo lasoo gabagabeeyay [Maxaa kasoo baxay?]

Sida ay sheegeyso xogta laga helay ilo dhinaca amniga ah waxaa lasoo gabagabeeyay baaritaankii Hay'adaha Amniga ku hayeen qaraxii ka dhacay xarunta...

Guddoomiye ku-xigeenada G/Banaadir oo iska fogeeyay tuhunka Qaraxii 24-ka July [Akhriso]

Qoraal ka soo baxay maamulka G/Banaadir ee uu xilka sii hayo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ayaa lagu sheegay in shirkii...

Dhageyso: Safiirka Somalia ee Qatar: “Yariisow weli ICU-da ayuu ku jiraa, Firir ayaana Calooshiisa...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar  C/risaaq Faarax Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda caafimaad ee dhaawacyada loo qaaday dalka Qatar oo...

Amniga xarumaha Dowladda oo la adkeeyay & Barta laga ilaaliyo Garoonka Muqdisho oo...

Amniga Xarumaha Muhiimka ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo lagu kordhiyey ciidamo iyo feejignaan sare, waxaana isbedel lagu...

Guddiga Gurmadka Qarixii Xarunta G/Banadir oo 5 Qodob u diray Madaxweyne Farmaajo

Guddigii Gurmadka ee Qarixii xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay qeybtii hore ee gurmadka degdegga ahaa, waxayna soo saareen warbixin...

XOG: Maxaa ka jira in Kaamerooyinka Xarunta G/Banaadir (CCTV) la damiyey Qaraxa ka hor?

Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa xarunta Gobolka Banaadir ee Qaraxu ka dhacay Arbacadii 24-ka July 2019, iyadoo la ogaaday in...

Guddoomiye Yariisow oo Qalliin kale lagu sameynayo & Xog laga helay xaaladiisa caafimaad..

Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya in Qalliin kale lagu sameyn doono guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan,...

Mid ka mida Dhaawacyadii loo qaaday dalka Qatar oo Geeriyooday & Xaaladda Guddoomiye...

Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mida dhaawacyadii loo qaaday dalka Qatar ee ku...

Mas’uul ka tirsan G/Banadir oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Qarixii xarunta..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas;uul ka tirsan maamulka Gobolka banaadir uu maanta ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer, kadib dhaawac...

Guddoomiyaha X/weyne: “Waxaan kusoo baraarugay anagoo dhulka wada jiifno, dhaawac iyo dhimasho..”

Guddoomiyaha degmada Xamarweyne C/qaadir Maxamed C/qaadir oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka G/banaadir ayaa ...

Akhriso: Magacyada Dhaawacyada la geeyay Magaalada Doha ee dalka Qatar

Waxaa isbitalka Hamad ee magaalada Doha lagu daweynayaa 12 qof oo ah dhaawacyadii laga qaaday magaalada Muqdisho ee uu ka mid ahaa...

Afhayeenka Alshabaab oo ka hadlay sidii loo qorsheeyay Qarixii xarunta G/Banadir.

Afhayeenka Ciidamada ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu-muscab ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee...

Madaxweyne Farmajo oo xalay Saqdii dhexe isugu yeeray taliyeyasha ciidamada [Sirdoonka oo ka maqnaa..]

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee Amniga Caasimadda Muqdisho, kadib in ka badan 24...

XOG laga helay Alshabab: Maxaa loo adeegsaday Qarixii xarunta G/Banaadir? [Ma ahayn Is-miidaamin]

Iyadoo maamulka Gobolka banaadir uu sheegay in qaraxii shalay ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka banaadir lagu tuhunsan yahay inuu ahaa Is-miidaamin haweeney...

Mahad Salad: “Musiibadii G/Banadir AlShabab Shirko ayaa lagula ahaa..” [Warbixin Culus]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa su'aalo badan ka keenay qaabka uu u dhacay qaraxii lagu weeraray...

XOG: Yaa ka danbeeyay Qarixii Is-miidaaminta ee Xarunta G/Banadir, Yaase Fuliyey.?

Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa is-miidaamin, kasoo...
error: Content is protected !!