Tag: Siyaasiyiin

Saddex khalad oo ku jiray War-murtiyeedkii shirkii Siyaasiyiinta mucaaradka ee Nairobi [Akhriso]

Qaar ka mida Xildhibaannada labada gole iyo siyaasiyiin oo shalay shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa laag soo saaray qodobo dhowr ah...

Siyaasiyiin & Xildhibaano ku shiray Nairobi oo soo jeediyay in Xukuumad Cusub lasoo dhiso...

Siyaasiyiin iyo xildhibaano ku kacsan dowladda Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa soo saaray qodobo ay ku dhaliileen dowladda uu hoggaaminayo...

Siyaasiyiin & Xildhibaano ka horjeeda Madaxweyne Farmajo oo Shir uga furmay Nairobi (Sawirro)

Siyasiyiin iyo Xildhibaano mucaarad ah oo ka horjeeda madaxda dowladda Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Siyaasiyiin & Xildhibaano ka cararay Muqdisho oo Madal cusub uga dhawaaqay Nairobi

Qaar ka mida siyaasiyiinta xisbiyada, musharaxiin isu soo taagay xilka madaxweynaha Soomaaliya 2016 iyo xildhibaano sheegay inay magaalada Muqdisho uga carareen markii laga hor istaagay...
error: Content is protected !!