Tag: Toogasho

Guddoomiyihii Golaha Isbedel-doonka Jubbaland oo toogasho lagu dhaawacay magaalada Kismaayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in caawa halkaasi toogasho lagu dhaawacay mid...

Askari dilay Saddex walaalo ahaa, kadibna baxsaday oo toogasho lagu xukumay

Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo 17-kii bishii June 2018...

Madaxweyne Farmajo oo saxiixay toogasho lagu fuliyey 2 ka mida Dil-sugayaashii Alshabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Saakay xukun Dil toogasho ku fulisay labo ka mida Dil-sugeyaashii Al Shabaab ee hore loogu xukumay dilka.

Nin 21 sano jir Caddaan ah oo in badan 20 Qof ku laayey xarun...

Nin ka mida caddaanka xagjirka ah ee Cunsuriga Mareykanka ayaa toogasho ku laayey dad ka badan 20 qof, kadib markii uu rasaas...

Toogasho lagu fuliyey 3 Dhalinyaro Alshabab ah oo fuliyey weerarkii Hotelka Naasa-hablood II ee...

Maxakamadda Ciidamada  Qalabka Sida ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay 3 dhalinyarro oo loo dil horel oogu xukumay weerarkii ka...

Alshabaab oo Dil ku fulisay Oday 75 sano jir ah oo isla guursaday Gabar...

Maxkamad ay leedahay Xarakada Alshabaab ayaa xukun Dil ah ku fulisay Oday da'diisu tahay 75 sano oo lagu soo eedeeyay inuu isla...

Maxkamadda Ciidamada oo oo toogasho ku xukuntay Askari magaalada Muqdisho ku dilay Darawal Bajaaj.

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun Dil ah ku riday Eedeysane Cali Maxamud Axmed oo ka tirsanaa Ciidanka...

Maxkamadda Sare oo diiday Rafcaan ay qaateen Rag qaraxyo ka fuliyey Muqdisho & toogasho...

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa dib xukun toogasho ah ugu riday laba eedeysane oo hore ay dil toogasho ugu xukuntay Maxkmadda...

Saddex eedeysane oo lagu helay kufsiga iyo dilkii Caaisha Aadan & toogasho lagu xukumay.....

Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Garowe ayaa saaka go’aan ka gaartay kiiskii kufsiga dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan oo 12 sano jir ahayd...

Askari dilay Darawal Gaari BL ah oo toogasho lagu xukumay magaalada Muqdisho

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah maanta ku riday Eedeysane Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali xukun dil toogasho...

Alshabab oo Fagaare ku toogatay Afar nin oo lagu eedeeyay basaasnimo [Magacyada]

Maleeshiyada Alshabaab ayaa dil toogasho ah ku fulisay goob fagaare ah oo ku taalla degmada Kamsuuma ee gobolka Jubbada Hoose, iyadoo hakaasilagu...

Maxkamadda Ciidamada oo Dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa Ciidamadda Xoogga Dalka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan ciidamada xoogga dalka, kadib markii lagu helay inuu si...

Maxkamadda Ciidamada oo Askar ka tirsan Milateriga ku xukuntay Dil iyo Xabsi

Maxkamadda Derejada koobaad ayaa Maanta Labada eedeysane oo horay ugu tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka ku ridday xukunno kala duwan, markii lagu soo eedeeyay inay...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun toogasho ah ku riday Askari Xaaskiisa ku dilay Mindi

Maxkamada Darajada koowaad ciidamada Qalabka Sida ayaa manta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku  ku riday eedeynsane Maxamed Cabdiraxmaan Cali oo ahaa askari...

Maxkamadda Ciidamada oo Dil toogasho ah ku xukuntay Askari ku eedeysnaa Dil bareer ah

Maxkamada Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday askari lagu magacaabo Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa...

Kooxda Alshabaab oo toogasho ku fulisay Sarkaal looga shakiyey inuu xiriir la leeyahay Daacish

Kooxda Alshabaab ayaa bilowday inay  xukuuno toogasho ah ku fuliyaan  xubnaha ka tirsan Daacish ee gacanta ay ku dhigaan. Sida ay baahisay warbaahinta Alshabaab waxaa...

Sarkaal Qori Dashiike ah ku furay Dad shacab ah magaalada Muqdisho oo toogasho lagu...

Maxkamadda Ciidamda Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay maanta  Laba xidigle ka tirsanaa ciidamadda xoogga dalka oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud),...

Eedeysanayaal Alshabaab ah oo Sanadkii 2016 Muqdisho ku dilay Nabadoon caan ah oo la...

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba eedeysane oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo ku fal dil ah...

Amar kasoo baxay Taliyaha Milateriga oo lagu dilay 6 Qof oo lagu tuhunsanaa Alshabaab...

Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee magaalada Baardheere ayaa toogtay lix qof oo la sheegay inay ka mid ahaayeen kooxda Alshabaab. Dadkan ayaa la toogtay iyadoo aan...

Eedeysane sanadkii 2017 Sheekh Caan ahaa ku dilay Magaalada Baydhaba oo Saaka toogasho lagu...

Waxaa magaalada Baydhaba saaka toogasho lagu fuliyey eedeysane ka tirsanaa Alshabaab   oo lagu helay inuu toogasho  ku dilay sheekh caan ka aha magaaladasi sandkii 2017. Maxkamadda...
error: Content is protected !!