Thursday, January 21, 2021

US

TOOS: Daawo Xafladda Dhaarinta Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden ayaa maanta loo dhaarinayaa xilka iyadoo ay wehliso madaxweyne ku xigeenka haweeneyda madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris. Biden ayaa...

Ciidamadii Mareykanka ee ku sugnaa Soomaaliya oo laga saaray iyo Tiro yar oo ku haray si ay….

Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in dhammaan ciidamadii Maraykanka laga saaray Soomaaliya. Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare Christopher Karns ayaa u sheegay...

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo xafladda dhaarintiisa ku saxiixi doona 5 Wareegto (Fursad Soomaalidii..)

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden oo 20-ka bishan Janaayo 2021 Duhurnimada loo dhaarin doono, ayaa la shaaciyay inuu tallaabooyin waaweyn oo degdeg...

Golaha Wakiilada Mareykanka oo Cod ku ansixiyey xil ka qaadista Madaxweyne Donald Trump (AKhriso)

Golaha Wakiilada Koongareeska mareykanka ayaa goor dhoweyd u codeeyay in xilka laga qaado Madaxweyne Donald Trump oo xilkiisa ay ka hartay 5 maalmood oo...

DEGDEG: Doodda Mooshinkii labaad ee xil ka qaadista Madaxweyne Donald Trump oo bilaabatay

Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa goor dhoweyd bilaabay Doodan xil-kaqaadista madaxweyne Donald Trump oo lagu eedeeyay kicinta rabshado keenay in taageerayaashiisa ay qabsadaan xarunta Koongareeska. Xubnaha...

Koongareeska Mareykanka oo bilaabay Maxkamadeyn cusub oo lagu casilayo Madaxweyne Trump

Golaha Wakiilada Koongareeska Mareykanka ayaa bilaabay qaraar lagu casilayo Madaxweynaha waqtiga kasii dhammaanayo ee Donald Trump. Qaraarka 21 ayaa ugu baaqaya Madaxweyne ku-xigeenka Mike Pence...

Xaaladaha adag ee soo wajahday Donald Trump iyo Arrin aan laga cabsi qabo inuu ku dhaqaaqo (Akhriso)

Cadaadis aan hore loo arag iyo xaalad adag ayaa soo wajahay madaxweynaha xilka kasii degaya ee Mareykanka Donald Trump, kadib markii taageerayaahiis ay ku...

Sifooyinka Farmaajo iyo Trump ka siman yihiin waxaa u sii dheer Kursi Jaceylka & Kaligii Taliyenimada (Qormo)

Dhaqanka Siyaasadeed iyo Sifooyinka Farmaajo iyo Trump ka simanyihiin: 1. Hal Xisbi ayay ka wada tirsanaayeen, Doorasho xor ah iyo xukunka oo si nabad ah...

DEGDEG: Koongareeska Mareykanka oo meel mariyey Doorashada Madaxweynaha cusub ee Joe Biden

Labada Aqal ee Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd ansixiyey Doorashada Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden, halka ku xigeen u ansixiyeen Kamala Harris. Meel marin...

Twitter iyo Facebook oo xayiray Barihii uu ku lahaa Madaxweyne Donald Trump iyo farriimo laga tirtiray

Baraha bulshada ee caank ah sida Twitter iyo Facebook ayaa meesha ka saaray farriimo uu soo dhigay Donald Trump, iyagoo xayiraad kusoo rogay saacado...

Nin Madow ah oo ku guuleystay Kursiga Senet-ka Gobolka Georgia (Dimoqraadiga oo ku dhow Aqbaliyad..)

Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa qarka u saaran inuu noqdo Aqlabiyad Aqalka Senet-ka ee Mareykanka, iyadoo mid ka mida labada musharixiin xisbiga uu ku guuleystay...

63 jir Caddaan ah oo Qarax is-miidaamin ah ka fuliyey Mareykanka iyo sabab yaab leh oo ku dhalisay..

Kadib baaritaan saddex maalmood socday ayaa lagu ogaaday in Nin caddaan ah oo 63 sano jir ah uu isku qarxiyay magaalada Nashville ee gobolka...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!