Thursday, January 21, 2021

Waare

Madaxweyne Waare oo magacaabay xubnaha Guddiyada Doorashada ee Hirshabeelle (Akhriso magacyada)

Madaxweynaha Hirshabeelle oo waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu danbeyn magacaabay xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee Maamulka Hirshabeelle. Guddiga Doorashooyinka heer federaal waxaa Hirshabeelle...

Madaxweyne Waare oo ka hor yimid Guddigii Farsamada Doorashada Hirshabelle (Waqti kordhin miyuu raadinayaa?)

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hor yimid Guddiga Farsama Doorashooyinka Hirshabeelle ee uu dhowaan magacaabay, isagoo ku gacan seyray jadwalka doorashada ee...

Muxuu Madaxweynaha Hirshabeelle ka yiri kulankii uu la yeeshay Safiirka Mareykanka ee Somaliya..?

Safaaradda Mareykanka ayaa shaacisay in Safiirka dalkaasi u fadhiga Soomaaliya uu kulan la yeeshay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka qeybgalaya shirka wadatashiga...

AKHRISO: Qodobaddii looga hadlay shirkii wakiilada Beesha Caaalamka la yeesheen Lafta-gareen, Qoorqoor & Waare..?

Waxaa galabta Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacay shirar ay yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka iyo saddexda Madaxweyne ee Heshiiska Doorashada Dhuusamareeb 3 la saxiixday...

Shir Saacado soconaya oo Baydhaba uga furmay Lafta-gareen, Qoorqoor & Waare (Maxaa looga reebay Cumar Filish?)

Shir saddex geesood ah ayaa madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug uga furmay xarunta madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo. Shirkan oo ah wadatashi u...

Maxaa Madaxda Galmudug, K/Galbeed & Hirshabelle looga reebay Shirka Arrimaha Doorashada Muqdisho..?

Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxda saddexda maamul Goboleed ee Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle laga reebay shirka Muqdisho ee madaxda Puntland...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Guddi soo xulaya xildhibaannada cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa magaacabay Guddi farsamada oo soo xulaya Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle, iyadoo uu waqtigu ka dhammaanayo ...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Wareejiyay Lacagtii Fatahaadda ee Dowladda Somalia & Jabuuti

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta wareejiyey lacagtii loogu talogalay fatahaadda magaalada Beledweyne ee kasoo gaartay dowladda Federaalka iyo dalka Jabuuti. Lacagtan oo muddo...

Madaxweyne Waare: “Waxaa maanta naga soo gaaray Dowladda Federaalka 1,142,000 Dollar oo ah..”

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaciyay inay dowladda Federaalka maanta soo gaarsiisay lacagtii ay sanadkii hore ugu yaboohday wax ka qabashada fatahaadda magaalada...

Mooshinka xil ka qaadista Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle oo la qabtay & Xaaladda oo kacsan..

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Mooshin xilka looga qaadayo guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi uu qabtay guddoomiye ku xigeenka...

Xildhibaanno taageersan Madaxweynaha Hirshabelle oo Mooshin ka keenay Guddoomiyaha Barlamanka (Akhriso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo tiradoodu gaareyso 69 ayaa saxiixay Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cusmaan Bare Maxamed. Xildhibaanadn oo la...

Wasiiru dowle & Guddoomiye Maxkamad oo shaqada looga joojiyey Arrin ku saabsan Coronavirus..

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii shaqadii ka joojiyey wasiiru dowle ka tirsan maamulkiisa iyo Guddoomiye maxkamad oo la...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!