Tag: Wasaaradda Gaashaandhigga

Haweeneydii ugu horeysay oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaandhiga Somalia [Akhriso]

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa markii ugu horeysay haweeney loogu magacaabay xilka...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Shir isugu yeeray Taliska Milateriga, Wasaaradda Gaashaandhigga iyo…

Ra'iisal Wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir isugu yeray Taliska Ciidamada Xoogga Dalka iyo Wasaaradaha Gaashaandhigga oo ay wehliso...

Maxaa Shaqada looga joojiyey Agaasimihii guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga? (Wareegto)

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray shaqdii ka joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga, isagoo magacaaaay...

Dowladda Soomaaliya oo Laashay Heshiiskii Wasaaradda Gaashaandhigga la gashay shirkadda SKA [Akhriso Qoraal]

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay Caawa ku shaacisay in la laalay Heshiis ay Wasaaradda Gaashaandhigga la gashay Shirkadda SKA ee fadhigeedu...

Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidamada Mialteriga oo heshiis Qarsoodi ah la galay Shirkadda SKA...

Wasiirk Gaashaandhigga ee xilka iska casilay, unma tartamaya xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Somalia iyo Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac...

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiis ka furtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa xafiiskiisa iyo shaqo maalmeedkiisa caadiga ahaa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo maanta booqday xarunta...

Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga & Taliyeyaasha Ciidamada oo hortegay Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka [Sawirro]

Guddiyadda Difaaca iyo Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirada Gaashandhiga iyo Amniga oo ay wehliyaan Saraakiisha Hay'adaha...

SAWIRRO: Mareykanka oo Gawaaridda aan Rasaastu karin ugu Deeqay Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta Waaxda Arimaha Dibadda ee Mareykanka ka Guddoomay lix Gaari oo nooca aan Xabadda karin kuwaas oo...

Faahfaahin Qarax saaka lala beegsaday Kolonyo ka tirsan AMISOM, agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo mareysay Jidka Warshadaha. Qarax xoog leh oo laga maqlay...

Faahfaahin ku saabsan weerarkii xalay lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho

Faahafahain dheeraad ah ayaa laga helay weerar xalay  lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa ku bilowday bambooyinka gacanta laga tuuro...

Bam Caawa lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar loo adeegsaday Bam gacmeed lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Qarax Bamka kadib...

Madaxweyne Farmaajo oo u guuray Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Degmada Deyniile

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u guuray, kuna shaqo bilaabay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya. Madaxweynaha oo shalay xarunta kula hadlay saraakiisha sare ee...

Mareykanka oo Qalab culus ugu deeqay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya [Sawirro]

Mareykanka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Soomaaliay ugu deeqay Qalab  dhaliya awooda Korontada.Qalabkan ayaa ahaa Motoorrada dabka dhaliya, waxaana safaaradda Mareykanka ay sheegtay  in dowladda Mareykanka...

Weerar Caawa lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, magaalada Muqdisho. Weerarka ayay kooxdan u...

XOG: Ciidamada Gadoodsan ee Milateriga oo sheegay in mushaarkooduu ay lunsadeen Saraakiil

Qaar ka mida ciidamada gadoodsan ee la wareegay xarunta wasaaradda Gaashaadhiga, isla markaana xiray wadadda Warshadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lacago mushaar ahaa...

Ciidamada Gadoodsan ee la wareegay Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka carooday hadalkii Farmaajo

Ciidamo ka tirsan Milateiga Soomaaliya oo gadoodsan ayaa la wareegay xarunta Wasaaradda Gaashaadhigga ayaa la sheegay inay ka caroodeen hadal ka soo yeeray madaxweynaha...

DEGDEG: Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay ka wareegeen xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan ayaa la sheegay inay...

SAWIRRO: Qarixii lala beegsaday Taliyaha ciidamadda Milateriga iyo Qasaarihii ka dhashay

Qarax is-miidaamin ahaa oo maaanta ka dhacay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah laga helay. Qaraxa oo lala beegsaday taliyaha cusub ee ciidamada...

SAWIRRO: Dowladda Masar oo deeq Gaadiid iyo Qalab ah ku wareejiyay Wasaaradda Gaashaandhigga

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay deeq isugu jirtay gaadiid iyo qalab-xafiiseed oo dawladda Masar ay ugu deeqday Wasaaradda Gaashaandhigga. Munaasabadda wareejinta deeqdaasi oo...

Soomaaliya & Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis argagixiso la dirir ah

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Ambassador Harriet Mathews,  ayaa maanta xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada...
error: Content is protected !!