Maxaa Shaqada looga joojiyey Agaasimihii guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga? (Wareegto)

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray shaqdii ka joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga, isagoo magacaaaay agaasime KMG ah oo shaqada sii wada.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Dr. Sonkor Jaamac Geyre oo ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga shaqada laga joojiyey, isla markaana uu xilkaasi sii heyn doono arsame Maxamed Xassan (Kaytoon), iyadoo sabab looga dhigay arrimaha soo socda: 1- Isbedelka ku socda Hay’adaha Amniga dalka. 2- iyo In xil ka qaadsita agaasimaha guud lagu meel mariyey shirkii Amniga Qaranka.

AKHRISO WAREEGTO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

126,288FansLike
1,073FollowersFollow
3,207FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!