Tuesday, June 24, 2025

Taliyaha Ciidamada Milateriga oo shaaciyey maamul xumo ka jirto hoggaanka Saadka Xoogga Dalka [Dhageyso]

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Gen. Daahir aadan Cilmi (Indho Qarshe) ayaa caddeeyay inay maamul xumo ka jirto Qeybta Saadka ee ciidamada Milateriga, taasoo keenay in dad tuugo ah ay ku lebistaan dharkii ciidamada.

Taliyaha ayaa ka hadlay Gaadiidka lagu xayiray degmada Afgooye oo ciidamo ka tirsan milateriga ay ku soo rogeed lacag fara badan, taasoo qeylo dhaan ka keentay maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wuxuu sheegay in dadk sita dareyska ciidamada Gaadiidka ku dhibaateynaya  Gobalka Shbaeelaha Hoose aysan ahayn ciidamo ka tirsan xoogga dalka, arrintasina ay tahay mid aan  loo dul qaadan karin, wuxuuna balanqaaday in sanadka 2019 laga nadiifin doono ciidamada musuqmaasuqa.

DHAGEYSO TALIYAHA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON