Friday, June 27, 2025

Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka oo beeniyay inuu xilka iska casilay

Taliyaha ciidanka XDS S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa beeniyay inuu xilka iska casilay, isagoo sheegay in warar  been abuur ah laga lagu faafiyay.

 Taliyaha oo ay soo xigatay Idaacadda Dowladda Muqdisho ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin been aan sal raad laheyn, isagoo tilmaamay in warkaasi ay faafiyeen shaqsiyaad dano gaar ah leh.

Wuxuu sheegay in lala xisaabtami doono kuwa faafinaya dacaayadda raqiiska ah ee lidka ku ah madaxda, wuxuuna intaasi ku daray inuu sii wadi doono shaqadiisa.

Goobjooge.com ayaa soo bandhigtay xog ku saabsan mushaar ka maqan ciidamo ka tirsan milateriga Soomalaiya oo gadoodsan, kuwaas oo mushaarkoodii loo wareejiyay degaano kale.

HOOS KA AKHRI WARBIXINTA

KASHIFAAD: Yaa qaatay Mushaarkii Ciidamada Gadoodsan..? [Akhri fadeexadda Taliyaha Ciidamada Xoogga]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON