Tuesday, July 8, 2025

Taliyaha cusub ee AMISOM oo xilka la wareegay & Generaal Subagle oo xafiiska banneeyay [Sawirro]

Taliyaha cusub ee Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala ayaa xilka taliyaha  kala wareegay taliyihii hore ee Ciidanka AMISOM Jen. Ismaan Nuur Subagle oo u dhashay dalka Jabuuti.

Taliyaha cusub ayaa u dhashay Dalka Uganda, waxaa lagu magacaabaa Jen. Jim Beesigye Owoyesigire, munaasibadda ay xilka kula kala wareegayeen oo ka dhacday Xarunta Xalane ee weyn ee taliska AMISOM ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wakiilka Midowga Afrika EE Soomaaliya iyo taliyeyaasha qeybaha AMISOM.

Taliyaha cusub ee AMISOM Jen. Jim Beesigye Owoyesigire ayaa la sheegay inuu leeyahay  40 Sano oo xirfad Ciidan ah, isagoo taliye ka soo noqday Ciidanka Cirka iyo kuwa dhulka ee Dalka Uganda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON