Tuesday, June 24, 2025

Taliye cusub oo loo magacaabay Booliska Magaalada Kismaayo

Wareegto ka soo baxday xafiiska sii-hayaha Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in Col. Xasan Kheyre Axmed loo magacaabay taliyaha Booliska degmada Kismaayo.

Haddaba taliyaha cusub ee booliska magaalada Kismaayo ayaa lagu filayaa in uu sii xoojiyo ammaanka fiican ee ka jirra Magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta dowladda Jubbaland.

Akhriso Wareegtada

YYY

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON