Sunday, June 22, 2025

Taliyeyaasha Booliska ee Garoonka Diyaaradaha, Akadeemiyada & Miino-baarista oo la magacaabay

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa Magacaabay taliyeyaal cusub oo qabanaya xilalka hay’adaha waaweyn ee Garoonka iyo Akadeemiyad Booliska.

Magacaabiddan cusub oo ka mida wareegtooyin dhowr ah iyo magacaabis uu sameeyay taliyaha cusub ayaa waxaa lagu magacaabay saddex taliye oo ah:

1- G/Sare Cabdikariin Xuseen Macalin ayaa loo magaabay Taliyaha Akadeemiyada Booliska ee Gen. Kaahiye
2- G/le Cabdifitaax Bashiir Cali ayaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga Booliska Garoonka diyaaradaha Aden Cadde.
3) G/lle Asad Cabddalla Saciid ayaa loo magacaabay Taliyaha Laanta Miina Baarista Booliska.

Ad

Taliyaha ciidamada Booliska ayaa muddooyinkii danbe waday isku shaandheyn iyo kala bedelid talisyada ciidamada Booliska.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON