Wednesday, June 25, 2025

Taliyihii ciidamada Taraafikada oo xilka laga qaaday, xil kalena loo magacaabay

Dowladda Soomaaliya ayaa xilkii ka qaday Taliyaha Ciidamada Ilaalada wadooyinka  (Taraafikada) ee Soomaaliya Jeneraal Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo in muddo ah xilkaasi hayay isla markaan caan ka ahaa magaalada Muqdsho.

CALI-GAABB

Taliye Cabi Gaab ayaa maanta xilka laga wareejiyay  iyadoo loo bedelay inuu madax ka noqdo  Taliyaha Qeybta Bari ee Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir oo ah qeyb ay hoos yimaadaan dhowr degmo.

Jeneraal Cali Xirsi  Barre (Cali Gaab) ahaa shaqsi magaalada Muqdisho aad looga yaqaan oo howl badan inkastoo hab dhaqankiisa dadka ciidamada yaqaana ay ka deyriyeen, halka dad kalena ay taageereen iyagoo ku doodaya inuu ahaa nin xaalada la socda.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON