Thursday, April 25, 2024

Talyaaniga oo Koofiyado iyo Gaashaanka Booliska ugu deeqay Ciidamada Asluubta [Sawirro]

Dowladda Talyaaniga ayaa qalab ciidan oo ka kooban Katiinada Maxaabiista lagu xiro, Koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago dibad-baxyada iyo dhar kooban ku wareejisay  Taliska ciidanka Asluubta.

Deeqdan waxaa guddoomay deeqdan Taliye ku xiggeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. C/xakiim Cali Afrax iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada asluubta.

Madaxa hay’adda Gargaarka Talyaaniga ee Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Col. Bernardo Mencraglia ayaa sheegay in qalabka ay ku taageerayaanciidanka Asluubta Somaaliyeed.

Ad

Dowladda Talyaaniga deeq tan la mida oo ka koobneyd Kabo waaweyn, Budad iyo qalab kale ugu deeqday ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

SAWIRRO

Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420

Exif_JPEG_420

- Advertisement -

Exif_JPEG_420

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON