Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad u jeedinaya labada Gole ee Guurtida iyo Golaha wakiilada maamulkaasi, iyadoo la wada sugayo khudbadda oo imaaneysa xilli xasaasi ah.
Muuse Biixi ayaa dhowaa magaalada Addis ababa kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, kadibma waxaa soo baxday inuu jiro qorshe ku saabsan inay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abi Ahmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay wada tegayaan Magaalada Hargeysa.
HOOS KA DAAWO
Warar Xul ah