TOOS U DAAWO: Khudbadda Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ee Golaha Guud ee Q/Midoobay.
Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa kulanka 73-aad Golaha Guud ee Q/Midoobay ku metelaya madaxweynaha Soomaaliya oo sanadkii labaad oo xiriir ah ka baaqsaday inuu ka qeyb galo shirka Golaha Guud.