Sunday, July 27, 2025

TOOS U DAAWO: Madaxweyne Turkiga oo soo bandhigaya Xogta Dilkii Saxafiga Jamal Kashoqgi

Madaxweynaha Turkiga ayaa khudbad ka jeedinaya kutlada xisbigiisa AK party, isagoo soo bandhigay xaqiiqada iyo xogta sidii loo dilay saxafiga Sacuudiga ee Jamal Kashoqgi.

Madaxweyne Erdogan ayaa ballan qaaday in xaqiiqada daboolka ka qaadi doono, isla markaana soo badhigi doono dhammaan macluumaadka kiiska dilka Saxafiga oo dunida oo dhan saameyn ku yeeshay.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON