Dooda qeybta labaad ee musharixiinta waxaa ku sugan dhowr musharax oo ay ka mid yihiin:
Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
C//laahi Ciilmooge Xersi
Maxamed Cali Ameriko
Maxamuud Maxamed Culusow
iyo Sheekh Maxamed Yaasiin,
Waxaa kaloo ku soo biiray Axmed Maxamed Jabarti
Waxaa goobta ka maqan 8 musharax oo ay ahayd inay kulankan ka qeyb galaan sida jadwalka uu muujinayo.
Goobjooge.com