Saturday, July 5, 2025

TOOS U DAAWO: Shirkii Golaha Wasiirada oo Muqdisho ka socda & Madaxweynaha oo ka qeybgalaya

Shirka Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa si toos ah looga baahinayaa Telefishanka dowladda ee SNTV, iyadoo uu goobjoog ka yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Shirkan ayaa u badan bandhig howlaha xukuumadda Soomaaliya iyo qorsheyaasheeda iyadoo madaxweynaha iyo xubnaha Golah wasiirada ay daawanayaan bandhigga soo jeedinta qorsheyaasha dowladda.

Waa markii ugu horeysay ee shirka Golaha Wasiirada si toos ah loo baahiyo, waxaana goobjoog ah ra’iisal wasaaraha iyo inta badan wasiirada xukuumadda federaalka.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON