Sunday, July 13, 2025

Toos ula soco Gantaalka Shiinaha ee Dhulka kusoo dhacaya iyo halka uu kusoo wajahan yahay

Waxaa la filayaa inuu dhulka kusoo dhaco burburka Gantaalka Shiinaha ee CZ-5B ah oo loogu magac daray (Long March 5), kaasoo hawada sare geeyay dayac gacmeed, balse soo laabashadiiisa la xukumi waayey.

Ganbtaalkan oo la ganay Bishii Abriil 29, 2021, Waxaa lagu wadaa inuu dhulka soo gaaro caawa iyo aroornimada Axadda Beri, waxaana hadda la bilaabay in burburka lala socdo iyo hadba halka uu marayo.

Xarunta caalamiga ah ee Xiddigiska (International Astronomy Center) ee xarunteedu tahay Dalka Iamaraadka Carabta ayaa muuqaalaldda hoose toos u soo bandhigeysa si loola socdo xaaladda iyo halka ay ku dhacayaan burburka gantaalka oo inusan qasaare weyn dhalin karin, lana yareysan karin.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON