Wasaaradda Caafimaadka dowladda Turkiga ayaa deeq Qalab caafimaad oo loogu talogalay in lagula tacaalo cudurka Coronavirus u soo dirtay Dowladda Soomaaliya.
Diyaarad weyn oo xamuulka qaada oo ay leeyihiin Ciidamada Turkiga ayaa kasoo duushay garoonka Etimesgut ee ciidamada cirka, magaalada Ankara, waxayna ku soo wajahab taha magaalada Muqdisho, iyadoo ay deeqdan isku soo duba riday wasaaradda Caafimaadka e dalk Turkiga oo dalal badan oo Yurub iyo Aasiya ku yaalla gaarsiiyey deeq noocan oo kale ah.
Ad

Warar Xul ah