Tuesday, July 15, 2025

UGAAS XASAN UGAAS KHALIIF: “Cid noo timid waxaa ka jirta dowladda Itoobiya….” [DAAWO VIDEO]

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka hadlay magaalada Beledweyne ayaa ka dardaar weriyay xaaladda magaaladaasi, wuxuuna sheegay  in dadka Beledweyne ay u dhaxeyso Xabbad iyo Biyo.

“Cid noo timid waxaa ka jirta dowladda Itoobiya oo wafdi noo soo dirtay, aaway dowladii Soomaaliya…??” ayuu yiri Ugaaska oo sheegay in reer Hiiraan ay isku tashadaan.

DHINACA SARE KA DAAWO UGAASKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON