Monday, July 14, 2025

Ururka ONLF jawaabtii ugu cusleyd ka bixiyay Go’aankii dowladda Soomaaliya [Dhageyso]

Ururka ONLF ee dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa si weyn uga soo horjeestay go’aankii ay dowladda Somalia shalay ku sheegtay in Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo Somalia ay Ethiopia u dhiibtay uu ahaa argagixiso xiriir la leh ururka al-Shabaab.

Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani, Afhayeenka ururka ONLF ayaa sheegay in go’aanka dowladda Somalia uu yahay mid ka soobaxay xukuumadda Ethiopia ee aanay qaadan karin dowlad Soomaaliyeed.

Hirmooge ayaa beeniyay in ururka ONLF uu yahay urur argagixiso, sida lagu sheegay warka kasoo baxay xukuumadda Soomaaliya.

DHAGEYSO WAREYSIGA VOA EE AFHAYEENKA ONLF 

Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani, Afhayeenka ururka ONLF
Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani, Afhayeenka ururka ONLF

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON