Monday, July 14, 2025

Ururrada Bulshada Puntland & K/Soomaaliya oo War kasoo saaray Khilaafka ka dhex taagan Guddiga Dastuurka & Wasiir Xoosh

Dalladaha ururrada bulshada ee Koonfurta Soomaaliya iyo Puntland ee SOSCENSA & PUNSA ayaa war wadajir ah kasoo saaray khilaafka ka dhex taagan Guddiga Dastuurka Baarlamaanka iyo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xooosh Jibriil.

Labada dalladood ayaa ku baaqay in dhammaan hay’adaha ku shaqada leh dib u eegidda dastuurka inay ka taxadaraan dhibaatada uu horseedi karo khilaaf dhex mara oo keena inay hakad gasho howsha dastuurka, isla markaana caqabad ku timaado howlaha dastuurka.

SOSCENSA & PUNSA ayaa kulamo la yeeshay labada dhinac ee arrintan dhex taallo iyadoo waanwaan ka dhex waday aysan wax horumar laga gaarin, waxayna ka digeen in geedi socodka dib u eegista dastuurka uu noqdo mid aan loo dhammeyn.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON