Wednesday, July 9, 2025

VIDEO: C/raxmaan C/shakuur” “Heshiiskii Badda waxaan ku saxiixay amarka Cumar C/rashiid”

Dib u xusuusin muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya oo ka dhashay heshiis is-afgarad ah oo dowladaha Soomaaliya  iyo Kenya dhex maray sanadkii 2009, kaasoo Soomaaliya u saxiixay wasiirkii qorsheynta dowladii KMG ahayd C/raxmaan C/Shakuur oo shir kd dhacay Magaalada London iska beri yeelay heshiiska si cadna u sheegay in amarka Ra’iisal wasaaraha ku saxiixay heshiiskaasi.

Cumar C/rashiid oo isna goobta ka hadlay ayaa qiray in Kenya ay dooneysay in ay Badda Soomaaliya khiyaamo ku qaadato, taasoo hadda soo baxday inay dabinkaas ku dhaceen.

DAAWO VIDEO XUSUUS AH

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON