Wednesday, June 25, 2025

VIDEO: Daawo rakaabkii diyaaradda Emirates oo naftooda kala baxsanaya Diyaarad qarxeysa

Dadweynihii rakaabka diyaarad dab qabsaday oo ay leedahay shirkadda Emirates ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta

ayaa waqi yar uga badbaaday diyaaradaasi kadib markii ay qaraxday wax yar kadib markii dadkii saarnaa laga daadgureeyay iyagoo aad ugu dhow.

Dadkii saarnaa diyaaradda ayaa ka warramay nasiibkooda iyo sidii ay uga badbaadeen diyaaradda  oo dab qabsaday kadibna si degdeg ah ugu degtay garoonka Dubai, halkaasoo markii dadkii laga saaray wax yar kadib ay qaraxday.

Diyaaradda oo ay lahayd shirkadda Emirates nooceeduna ahaa 777 waxayna ka tagtay dalka India, waxaana duhurnimadii maanta shilkan ku qabsaday garoonka Dubai.

Diyaaradda shirkadda Emirates waxaa saarnaa 282 qof iyo 18 shaqaale ah iyadoo ku jirtay duulimaadka EK521.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON