Thursday, June 26, 2025

VIDEO & SAWIRO: Muuqaalkii CCTV oo sawiro loo bedelay & Qorshihii lagu qarxiyay Daallo Airlines

Sidee loo abaabulay qarxinta diyaaradii Daallo Airlines ee Hawada Magaalada Muqdisho ku qaraxday kadib markii ay 20 daqiiqo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

SAWIRADA SOO SOCDA WAXAA LAGA DHEX XULAY VIDEO-GA AY DUUBTAY KAAMERADA KU XIRAN GAROONKA MUQDISHO WAXAYNA MUUJINEYSAA SIDA LOO ABAABULAY QARAXA, SIDA LAPTOP-KA LAGU QARXIYAY DIYAARADDA LOOGU WAREEJIYAY NINKA DIYAARADDA LA RAACAY.

Newly-released footage shows two men handing a laptop to a passenger after he passed through security. One of the two men is wearing a security jacket
Labadan Nin ee calaamadeysan waa kuwii maleegay qorshaha, waxaana kuu muuqda Laptop-ka ay sidaan oo ay ku wareejin doonaan odayga rakaabka ah ee diyaaradda la raacay. Mida wata jaakadda shaqaalaha amniga C/WELI ayaa la sheegay in la qabtay
The suspected bomber approaches the two men after he passed through security checkpoint 
Waa ninka lagu tuhunsan yahay qaraxa ee C/llaahi C/salaan Boorle, oo la kulmi raba labada nin markii  uu soo dhaafay baaritaanka
He is being given a laptop, which investigators believe contained the explosives that ripped a hole in the Daallo airlines jet 
Waxaa hadda lagu wareejiyay laptop-ka, oo la rumeysan yahay in lagu rakibay waxyaabo qarxa
The pair is depicted at the top right of this CCTV footage. One of the two men is holding a laptop 
Labadan Nin ee calaamadeysan waa kuwii maleegay qorshaha, waxaana kuu muuqda Laptop-ka ay sidaan

The suspected bomber approaches the two men after he went through security checkpoint at Mogadishu airport 

Waa ninka lagu tuhunsan yahay qaraxa ee C/llaahi C/salaan Boorle, oo soo gaaray labada nin

One of the two men, wearing a security jacket, is seen talking on the phone, while the other hands the laptop to the passenger 
Ninka (C/weli) oo telefoon ku hadlaya markii ninka kale ku wareejinayay Laptop-ka Cabdullaahi Boorle
Photos of the damage to Daallo airlines taken after the emergency landing
Dhaawicii qaraxu gaarsiiyay Diyaaradda Daallo
Analysis of the bomb residue suggested it contained 'military grade explosives'
Xilliga howshu dhacday kadib waxaaa muuqata in qof xiriiriye ahaa telefoon lagula hadlayo
The authorities had initially attributed the blast to sudden air decompression
Waxaa kuu muuqda in howshii wareejinta Laptop-ka ay idlaatay
The man who was sucked out of the plane and plummeted to his death was believed to be a wheel chair bound suicide bomber identified as Abdulahi Abdisalam
Ninka qaraxa lagu tuhunsan yahay  C/llaahi C/salaan Boorle waa nin jiis ah oo la sheegay inay lug ugu jireen biro uu ku qaaday

SAWIRADA: DAILY MAIL

Waxa tarjumay oo isku habeeyay GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON