Home Somali Banaadir Wadooyinka Muqdisho oo la xiray & Qabanqaabada Soo-dhoweynta Madaxweynaha Jabuuti oo...

Wadooyinka Muqdisho oo la xiray & Qabanqaabada Soo-dhoweynta Madaxweynaha Jabuuti oo… [Sawirro]

-

- Advertisement -

Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta la xiray iyadoo ay socoto qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta imaanaya magaalada Muqdisho.

Ciidamada Booliska iyo Milateriga ayaa xiray int badan Wadooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana loo diiday Gaadiidka, halka meelaha qaar laga hor istaagay dadka lugeynaya, taasoo saameyn ku yeelatay ganacsiga iyo isu socodka dadka magaalada ku nool.

- Advertisement -

Waxaa socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee soo dhoweynta madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo uu soo dhoweyn doono madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa xariga ka jari doona safaaradda cusub ee Jabuuti ka dhisatay magaalada Muqdisho oo ku taalla degmada C/casiis, waxaana la sheegay inuu kadib tegi doono magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Image may contain: one or more people, people walking, child, sky and outdoor
Image may contain: 1 person, on stage and outdoor
This image has an empty alt attribute; its file name is 53814277_2294030733991039_725533067078270976_n.jpg
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: 4 people, people smiling, people on stage and outdoor
Image may contain: cloud, sky, tree and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, cloud, sky, shoes and outdoor
- Advertisement -

WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Galmudug & Puntland oo ka hor yimid 3 Sharci oo Dowladda Somalia wado.. [Akhriso]

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa ka hor yimid sharciyada Batroolka, Doorashooyinka iyo Canshuuraha ee dowladda Soomaaliya ay wado qaarkoodna uu ansixiyey Baarlamaanka...

Soomaaliya oo diiday iney fursad siiso Kenya.. [Qormo]

Soomaaliya ayaa maanta ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u muuqday kuwa dhaawacaya darisnimada iyo xiriirka soo...

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somalia oo ku dhintay Qarixii maanta (Wasaaradda oo War kasoo saartay)

Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Siyaasi ruugcaddaa ah iyo Wasiir hore ayaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, wuxuuna xilal...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia oo jawaab yaab leh ka bixisay talaabooyinka Kenya [Akhriso]

Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia ayaa jawaab ka bixisay tallaabooyinka ay dowladda Kenya qaadatay ee ay ku sii xumeyneyso xiriirka labada dal, ...

Kulankii Baarlamaanka oo u baaqday Kooram la’aan & Xildhibaannada oo fasax galay..

Kullankii xildhibaananda Baarlamaanka ee maanta lagu waday inuu furmo ayaa baaqday kadib markii uu buuxsami waayey tirada looga baahnaa kooramnkii uu ku...

FAAHFAAHIN: Qasaaraha Qarixii Muqdisho. [Alshabab oo sheegatay & Xukuumadda oo war kasoo saartay…]

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qasaaraha ka dhashay Qarax Gaari is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lala...

MUST READ

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia oo lagu xayiray Garoonka Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi.

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in mas,uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Caawa ku xayiran yihiin Garoonka...

XOG: Galmudug oo noqotay halka laga bixiyey Imtixaankii Dowladda ee Dugsiyada Sare (Akhriso)

Maamulka Galmudug ayaa noqday halka laga bixiyey imtixaanka Shahaadiga ahaa ee dowladda, kaasoo la joojiyey markii uu socday muddo saddex maalmood ah.

Madaxweyne Farmaajo oo Qorshe yaab leh u degay Shirka Garowe & Madaxda Puntland & Jubaland [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis weyn ka heystay shirka Garowe ee maanta ka furmay, ayaa qorshe yaab leh u degay...

XOG: Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka qeyb galaya Shirka Garowe & Madaxweyne Farmajo oo ku adkeystay…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, isagoo ka mid ahaa wafdigii la...

TOOSHKA GOOBJOOGE

error: Content is protected !!