Monday, June 23, 2025

Wafdi uu hogaaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka oo si lama filaan ah u tegay Guriceel

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Diini ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo ay  gacanta ku hayaan ciidamada Ahlun sunna Waljamaaca oo dagaal kula jiray ciidamada dowladda ee Gobolkaasi.

calidini

[ad name=”HTML-2″]

Ad

Socdaalkaasi oo ahaa mid lama filaan ah oo aan hore loo shaacin ayaa salka ku hayay wadahadallo hoose iyo xiriiro u socday Madaxooyada iyo xubno saameyn ku leh Ahlu sunna Waljamaaca oo waday dadaal lagu heshiisiinayo labada dhinac, iyadoo dadaalkaasi ku dhow yahay inuu mira dhalo.

Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdigiisa ay ku heshiis la geli doonaan kooxda Ahlun sunna ee Guriceel ku sugan si loo soo afjaro dagaaladii labada dhinac u dhaxeeyay oo khasaare badan dhaliyay muddooyiinkii ugu danbeeyay.

 

- Advertisement -

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON