Thursday, June 26, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo James Swan oo gaaray Kismaayo iyo kulan u socda Axmed Madoobe (Sawirro)

Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Safarkan oo ah kii ugu danbeeyay ee wakiilada Beesha caalamka ku tagaan caasimadaha maamul Goboledyada ayaa waxaa garoonka magaalada Kismaayo kusoo dhoweeyay Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland.

Wafdiga Beesha caalamka ayaa loo galbiyey Aqalka Madaxtooyada magaalada Kismaayo, halkaasoo uu shir uga socdo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Labda dhinac ayaa ka wadahadli donna xaalada dalka, arrimaha doorashada.

Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and nature
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, sunglasses, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting, living room and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON